Putaland oo si kulal kaga hadashay Sharciga Betroolka ee uu saxiixay Madaxweynaha Dalka

0
131

Talaado, RBB News:- Dowlad goboleedka Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray mowqifkeeda ku aaddan Sharciga Betroolka ee uu saxiixay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah.

Puntland waxay sheegtay inay ku wargelinayso dhammaan shirkaddaha caalamiga ah ee danaynaya maalgashiga soo saarista batroolka Soomaaliya bad iyo beriba in ay ka fogaadaan heshiiska batroolka Soomaaliya ee uu saxiixay madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxay Puntland uga digtay dowladdaha u hanqaltaagayaan kheyraadka shidaalka Soomaaliya, iyadoo lasoo marin sifo sharci ah