5 qodob oo laga soo saaray shir muhiim ah oo kusoo xirmay Muqdisho

19
3455

Muqdisho (RBB) – Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta  iyo dhammeystirka  habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo Wasiirada Maaliyadda Dawlad Goboleedyada ayaa dhammaadkiisa laga soo saaray war murtiyeed ku aadan waxyaabahii la isla meel dhigay, waxaana ka mid ahaa.

1-In madasha wasiiradda maaliyada ee dalka ay ahmiyad gaar ah siiyaan habsami usocodka hawlaha guddiga si looga miro dhaliyo hadafka mideynta Maamulka Maaliyada ee dalka.

2-In la mideeyo sharuucada caanshuraha  iyo siyaasadooda guud kaaso ka soo bilaabanaya golayaasha dowlad goballeedyada ka hor inta aan la horgeynin  golayaasha Dowladda waana inuu waafaqaa sharuucda maaliyadeed ee dowlad goballeedyada.

3-In shir deg deg ah wasiiradu ay isugu yimaadaan bisha Augost dhexdeeda si looga arrinsado qodobada ku jira sharciga canshuuraha.

5-In la dhiso xubno loo tababaro arrimaha la xiriira furdooyinka, kuwaasoo   noqonaya 12-xubnood oo min 2-xubnood uga kala imaanaya dawlad goboleedyada iyo Dawladda Federaalka.

Ku simaha guddoomiyaha Gobalka Benaadir ahna Gudomiyaha ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa shegaay in ka gobal ahaan ay aad uu soo dhawenayaan in la mideyo canshuuraha dalka si loo gaaro nidaam Maaliyadeed oo daah furan, islamarkaana samaynaya kobac dhaqaale.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle  ayaa shegaay iney  diyaar u yihiin dhammeystirka mideynta caanshuraha dalka, taasoo horumarineysa nidaamka dhaqaale ee dalka.

19 COMMENTS

  1. I know this if off topic but I’m looking into starting my own weblog and was curious what all is required to get setup?

    I’m assuming having a blog like yours would cost a pretty penny?
    I’m not very web savvy so I’m not 100% certain. Any suggestions or advice would be greatly appreciated.
    Appreciate it

  2. 渭喂魏蟻伪 蟽蟺喂蟿喂伪

    渭伪蠀蟻慰 魏伪蟺蟻喂 蟺伪谓蟿蔚位慰谓喂 伪胃位畏蟿喂魏伪 蟺伪蟺慰蠀蟿蟽喂伪 谓喂魏蔚 伪喂蟻 渭伪蠂 prod谩m 拧edob铆l茅 d谩msk茅 zimn铆 sn臎hule 2v1 expresor na akn茅 a 膷ierne bodky magnetick谩 kresliaca tabu木a p铆smen谩 prorain filtra膷n茅 膷erpadl谩 aquamax eco classic 膷erpadlo oase z木avy a啪 70 na tommy hilfige…

  3. doudoune jott enfant 10 12 ans

    buty vans sk8 hi mix checker black true white snowboard asics sportovn铆 obuv 啪eny asics gel court star wars infant baby romper carhartt for kids girls camo mountain view jacket 住驻讛 讜讬谞讟讙 诪讬讜讞讚转 注诐 讗专讙讝 诪爪注讬诐 谞讚讬专讛 住讜讻谞讬 讘讬讟讜讞 专讻讘 诪讜诪诇爪讬诐 讘讞讬驻讛 讘诪拽讜诐 诇砖…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here