6 Qarax oo ka dhacay dalka Sri Lanka

0
428

Axad, 21 April 2019 (2019) – Dalka Sri Lanka ayaa 6 qarax oo isdabajoog ah ka dhacay, Qaraxyadaas waxaa laga geestay 3 kaniisado iyo 3 hoteel.

Maantana wexeey ku beegneed ciida masiixiga oo logu magacaabo Easter, qaraxyadaas waxaa loo geestay dadkaas oo ciidaas isuga yimadeen. ila hada waxa ku geeriyoday 156 waxaana dhaawacmay 400 o ruux.

sadaxda hoteel qaraxyada loo geesta wexey ahaayeen hoteela caan eh wexeyna ahaayeen Cinnamon Grand, Kingsbury , Shangri-La wexeeyna ku yaaliin Caasimada dalkaas Colombo.

Kaniisadi koobaad oo la qarxiyay wexey ku taala Caasimada dalkaas Colombo, qaraxaas marki 30 daqiiq ka soo wareegatay ayaa labo qarax oo kaale oo labo kniiso loo geestay ayaa dhaceen.

Ila iyo hada ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada qaraxyadaas.