Home Authors Posts by admin

admin

159 POSTS 0 COMMENTS

Qubanaha VOA, 2019

video
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=2Fa4RggB7Hc] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=8lhkmZDn4hs] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=qAaeeA9MvF8] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=oJtJpgo15q4] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=mQIVls1v9TE] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=lWbdWOpEtho] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=EjGXYbbhMjY] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Kts8A7nWkro] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=f_KdoU0PJLw]  

Man City oo 6 gool u dhiibtay Chelsea

WASHINGTON. D.C — Kooxda kubadda cagta Chelsea ee dalka Ingiriiska ayaa Axadi shalay kala kulantay dhigeeda Manchester City guuldarradi ugu xanuunka badneyd ee ay kala kulanto horyaalka koowaad ee dalka Ingiriiska, tan iyo sannadki 1991-ki. Manchester City cashirka ay Chelsea xalay fiidkii garoonkeeda Etihad Stadium waxaa...

PSG oo Guul-darro biddey Manchester United

Naadiga PSG ee dalka Faransiiska ayaa laba gool iyo waxba kaga adkaaday naadiga Manchester United lugta koowaad kulan ka tirsan wareegga 16-aad ee Champions Leauge. Ciyaarta oo ka dhacdey gegida Old Trafford, ayaa waxa labada gool u saxiixay PSG ciyaaryahannada Presnel Kimpembe iyo Kylian Mbappe...

Muqdisho: 4 Kun oo boolis ah oo loo diyaariyay sugidda ammaanka

Khamiis, Feberaayo14, 2019 (RBB News) –  Magaalada Muqdisho waxa laga diyaariyay illaa iyo 4 kun oo ciidamo boolis ah, kuwaas oo dhawaan tababar loo soo xirey. Wariyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtey.

Dadka Caddaaladda u Raadsada Maxkamadaha Shabaab

Feberaayo, 14, 2019 (RBBNEWS) –  VOA oo toddobaadkan aan ku eegeyno dadka cadaaladda u raadsada maxkamadaha al-Shabaab iyo waxa ku kalifa. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa .

Madaxweyne Trump oo qalad ka fahmay qofka ah muwaadhin Maraykan ah

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in isagoo adeegsanaya awooddiisa madaxweyne uu qorsheynayo sidii uu ku soo afjari lahaa "Xaqa uu qofka u leeyahay inuu muwaadin noqdo haddii uu ku dhasho Mareykanka". Miyuu sameyn karaa sidaas? Wareysi uu siiyay warbaahinta Axios ayuu madaxweynuhu uga dhawaajiyay inuu...

Ilhaan Cumar oo Trump kusoo rogaal celisay

Khamiis, Feberaayo, 14, 2019 (RBBNEWS) – Waxaa wali taagan is-qabqabsiga u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo Ilhaan Cumar oo Minesota ku matasha aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka. Ilhan Cumar oo uu madaxweyne Trump ugu baaqay inay iscasisho ama ay isaga baxdo guddiga arrimaha dibadda ee...

Sida ay ku timid maalinta Jacaylka adduunka ee “Valentine’s day”

Khamiis, Feberaayo, 14, 2019 (RBBNEWS) - Guud ahaan dunida waxay dadka lamaaneyaasha ah maanta u dabaal dagayeen munaasabadda "Valentine's Day", oo ah maalinta la xusho jacaylka. Maalintani waxay billaabatay xilligii boqortooyadii Romankii hore. Boqorkii waagaas ee roomanka oo la odhan jirey Claudius ayaa kala foogeeyey wiilasha iyo...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan W/kuuriya oo xilkii laga qaaday

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jun U-n ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in uu xilka qaadis uu ku sameeyey saraakiil sar sare oo ka tirsanayd Militariga Dalkaasi,iyo Xukuumadda,taasi oo walaac badan ka abuurtya dalkaasi. Saraakiishsa Dowladad Pyongyong ay xilka ka xayuubisay ayaa waxaa kamid...

Faah faahin ka soo baxaysa Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Tunisa

Wararka ka imaanaya dalka Tunisiya ayaa sheegay in Ugu yaraan 35 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku dagtay xeebaha Bariga Tunisia. War ka soo baxay Dowladda Dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyay geerida dadkaasi,waxaa kale oo ay dowladdu sheegtay...

Latest article

Kuwait calls for respecting Somalia’s sovereignty, political independence

Sunday November 17, 2019 – (RBB NEWS) – (MENAFN - Kuwait News Agency (KUNA)) NEW YORK, Nov 16 (KUNA) -- Kuwait on Saturday reiterated calling...

Somalia Telecom Hormuud denies Shabaab links

Sunday November 17, 2019 – (RBB NEWS) – Somalia’s largest telco is fighting back claims it aided militant groups to attack communication structures in Kenya...

Former president calls for respect of law and legal dispute resolution

November 17, 2019 – (RBB NEWS) – MOGADISHU "Former President Abdikasim Salad has called on politicians in the country to uphold rule of law and...