Home Authors Posts by admin

admin

159 POSTS 0 COMMENTS

Maamulka G/Hiiraan Oo Warka Soo Saaray In Ka Badan 10 Ruux Oo Lagu Dilay Gobolkaas

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa Al-Shabaab waxa ay ku eedeeyeen in ay ka dambeeyeen dab la qabad siiyey Gawaari Xamuulka qaado oo ka baxay Magalada baladweyne kuna wajahnaa Degmada xudur,isla markaana lagu dilay in ka badan toban ruux. Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Hiiraan...

Wariyayaasha Garoowe Oo Madaxtooyada Puntland Looga Yeeray

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in goodhow Xarunta Madaxtooyada Maamulkaas looga yeeray Wariyayaasha ka howlgalla Garoowe. Xubnaha Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa la sheegay in ay Wariyaasha u yeereen balse aan la ogeyn waxyaabaha laga hadli...

Maamulka D/Dayniile Oo Digniino Ka Soo Saaray Kiraynta Guryaha

Warka soo baxay Maamulka degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray ammaro ku socda qaar ka mid ah Milkiilayaasha leh Guryaha la kireynayo eek u yaalla degmadaas. Guddoomiyaha degmada deeyniile Cabduweli Nuur Faarax ayaa sheegay in degmada deeyniile Xaafadaheeda kala duwan maalmahaan ay...

Tiradii ugu badneyd suxufiyiinta oo ku dhaawacmay Qasa.

Maamulka Falastiin ee marinka Qasa,ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay dhaawacyo u geysteen  55-Suxufi, oo ku howlanaa soo gudbinta todobaadyo ay socdaan bannaanbaxyo ashtako ah oo ay dhigayeen dadka reer Falastiin. Warbixin laga soo saaray maamulka Qasa ayaa lagu sheegay in bishii Meey ee la...

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Shirka Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgali doonaan madaxweynaah iyo Raiisul Wasaaraha Dalka,madaxda dowlad Goboleedyad iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda shirkaasi ayaa haatan ka soconaysa magaalada...

Qof goor dhow lagu dilay Muqdisho

Darawalka Mooto Bajaajka ayaa waxaa goordhow lagu dilay Agagaarka Xarunta  degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in uu dilka ka dambeeyey Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor Askariga oo ka tirsan ciidamada Minaashiibiyada iyo Darawalka mooto...

Guddiga Maaliyada ee Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda sare ee Bangiga Dhexe ee dalka

Masuuliyiinta Bangiga Dhexe ayaa Guddiga la wadaagay waxyaabaha u qabsoomay, hormarada la gaaray iyo caqabadaha hortaagan ee xalinta u baahan. Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Mudane Cali Cabdi Cismaan ayaa ku booriyay mas’uuliyiinta Bangiga Dhexe in ay soo dadajiyaan helitaanka lacag  Shilin Soomaali ah...

Ambassador Michel Keating oo maanta ku wajahan magaalada Hargeysa ee Soomaaliland.

Ambassador Michel Keating Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta Gaaro magaalada Hargeysa ee Xarunta Soomaaliland. Keting oo Shalay booqday Puntland kulana la qaatay Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale maanta kulan la qaadan doono Madaxweynaha Soomaaliland Muuse...

Madaxweynaha JFS oo daah furay Barnaamijka Dariseynta Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Degmada Waaberi halkaas oo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha dariseynta Gobolka Banaadir. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa halkaasi ku daah furay Barnaamijka Dariseynta oo door muhiim ah ka qaadanaya xaqiijinta Nabad-galyada iyo daadejinta adeegyada Bulshada...

Jaalaiyadda Soomaaliyeed ee Norway oo billowday dhaqaale uruurin loo samaynayo Dadka ku dhibaataysan Balad weyne

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa billowday Dhaqaale uruurin loo sameynayo Dadkii ay dhibaatadu kasoo gaadhay fatahaadda Webiga Shabeelle, gaar ahaan Magalada Beled-weyne. Kulan ay Jaaliyaddu ku yeelatay Magaalada Oslo ee Caasimadda Dalka Norwey ayaa lagaga dhawaaqay Guddi qaabbilsan gurmadka xaaladda Balad weyne, waxanay guddigan...

Latest article

Dhageeyso: Barnamijka Deegaan ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka deegaan waxa soo jeedinayo Cabduqaadir Cisman Indhoy, farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka:    

Dhageeyso: Barnaamijka faqidaada wararka 24-ka saac ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka waxa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni. Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka: 

Dhageeyso: Warka Habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 25/4/2019

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo Cali Cumar Somali, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso warka: