Home Authors Posts by admin

admin

159 POSTS 0 COMMENTS

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia

Qaraxyadana oo is xig xigay oo ka dhacay Dalka Indonesia ayaa geystay qasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyadoo laamaha ammaanka dalkaasi ay la hadleen tirade ku waxyeelowday weeraradaasi. Wakaaladda Wararka Reuters oo soo xiganaysa laamaha ammaanka dalkaasi ayaa soo warisay in ilaa 9...

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaanka Moqokori.

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka Xoogga Dalka ay howlgal military kula wareegeen deegaanka Moqo-kori ee gobolkaasi,halkaasi oo dadku ay ku dhibaateyn jireen Maleeshiyada Alshabaab. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa weerar qorsheysan ku qaaday deegaankaasi Moqo-kori oo khayaas ahaantii 40 KM u jira...

Emmanuel Macron”Dalka Faransiiska wuxuu markale difaacay dhiigiisa”

Emmanuel Macron Madaxweynaha wadanka Faransiiska ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in markale dalka Faransiisku uu difaacay dhiigiisa,balse aysan dib u guranayn oo aysan u ogolaan doonin taako dadka cadawga ku ah xorriyadda,kadib weerar ka dhacay dalkaasi. Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa si kulul...

Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka oo maanta Muqdisho ka furmaya.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa inuu ka furmo Shir-weynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya Masuuliyiin ka tirsan Maamul Gobaleedyada Soomaaliya. Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Xaaladihii ugu dambeeyey ee fatahaadda webiga ee Baladweyn

Waxaa sii kordhaya saameynt afatahaadaha uu Baladweyn ka sameeyey Webiga Shabeele,iyadoo weli uu taagan yahay qulqulka dadka ka barakacaya biyaha webiga. Wariyaheena Ibraahim Maxamed Geedi ayaa soo sheegaya in dadku ay bilaabeen adeegsiga dooman loo isticmaalayo biyaha dhex ceegaaga xaafadaha iyo kuwa webiga,si dadku ay...

Al-shbaab oo Madaafiic ku weeraray Saldhiga Ciidamada Turkiga ee Muqdisho

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegay in tiri Madaafiic ah ay Saakay ku garaaceen Saldhiga dowlada Turkiga ee deegaanka Jaziira ee magaalada Muqdisho. Al-shabaab ayaa sheegay in ka Abadan 10 Madfac ay ku garaaceen Saldhiga Melatari ee Turkiga oo ay sheegeen in xiligaa uu ka socday tababar...

Ambassador Micheal Keating oo maanta ku wajahan magaalada Garowe ee Puntland.

Wakiilka Q.M. u jooga Soomaaliya Ambassador Micheal Keating  ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal, sidoo kale ah Xarunta Maamul Gobaleedka Puntland ee Soomaaliya. Ambassador Keating ayaa la filayaa in Madaxweyne Gaas kala hadli xaalada ka taagan tuulada Tukaraq halkaas oo ay...

Dilalka laga fulinaya Xaafadaha Muqdisho oo sii kordhaya.

Xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ku soo badanaya dilalka ay geysanayaan Kooxaha Hubeysan kuwaas oo loo geysanayo Shacab, Shaqaale Ka tirsan Dowladda iyo Ciidamada amaanka. Labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay ku dhawaad 15 qof...

Madaxweyne Gaas oo Daah-furey Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare Iyo Dhexe ee Puntland

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daahfuray imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 ee Puntland. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ee caasidamada Dowladda Puntland...

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabey Wasiir iyo Wasiir Ku Xigeen

Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda. Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Daahir Xaaji Khaliif...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco {RBB News}:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Feysal Bile Cali iyo Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN...

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco {RBB News}:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis {RBB News}:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednayo Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-