Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Xaqiiqooyin cajiib ah oo ku saabsan Barasaabka Nairobi ee la xiray

Friday December 6, 2019 – (RBB NEWS) – Ciidamada booliska ee Kenya ayaa maanta xabsiga u taxaabay Barasaabka magaalada Nairobi, Mike Sonko, oo ka mid ah siyaasiyiinta xilalka sar sare ka haya waddanka. Xariggiisa ayaa yimid saacado ka dib markii uu Dacwad oogaha guud ee dalka...

Nearly $55K Raised For Muslim Uber Driver Shot In PG County

Patch Friday December 6, 2019 – (RBB NEWS) – By Dan Taylor, Patch Staff  "PRINCE GEORGE'S COUNTY, MD — A Somali Muslim man who was shot while driving for Uber in Prince George's County is slowly making a recovery, and nearly $55,000 has been raised for...

Nairobi Governor Mike Sonko Arrested in Voi hours after DPP issues order

Friday December 6, 2019 - (RBB NEWS) - Nairobi Governor Mike Sonko has been apprehended in Voi. This came hours after the DPP ordered his arrest. During a press conference in Nairobi this morning, DPP Noordin Haji announced that the governor would be questioned over the...

Faafaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa weerar lagu qaaday Bas ku sii jeeday Mandera

DECEMBER 6, 2019 – (RBB NEWS) – Dhowr qof ayaa lagu dilay bariga dalka Kenya ka dib markii koox mintidiin islaamiyiin ah ay weerar gaadmo ah ku qaadeen gaari Bas ah oo halkaasi marayay. Goobjoogayaal ayaa BBC u sheegay in dagaalyahanno hubaysan ay weerareen gaariga Baska...

Afhayeenka Aqalka Wakiilada Maraykanka oo amartay in la diyaariyo xil ka xayuubinta Trump

DECEMBER , 2019 – (RBB NEWS) – Afhayeenka Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday “inuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa.” Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka...

Afrika: ’17 milyan oo qof ayaa ku barakacsan gudaha dalalkooda’

DECEMBER 6, 2019 – (RBB NEWS) – Ku dhowaad 17 milyan oo qof ayaa dhammaadkii sanaddii 2018 ku noolaa xaalad barakac gudaha dalalkooda ah, qaaradda Afrika, waxaa sidaa lagu sheegay warbixin cusub oo lasoo saaray. Tani waa tiradii ugu badneyd ee barakac gudaha ah ee abid...

Roobab dabeylo wata oo ka billowday Puntland

DECEMBER 6, 2019 – (RBB NEWS) – Deegaanada xeebaha bari ee Punland ee Soomaaliya ayaa xalay ilaa iyo saakay waxaa laga soo sheegayaa roobab dabeylo iyo daadad wata oo maalmahan laga sii digayay. Roobabkan ayaa imanaya ayada oo ugu yaraan 280 qof ay ku dhintay roobab...

Barasaabka Nairobi oo musuq-maasuuq loo xiray

DECEMBER 6, 2019 – (RBB NEWS) - Ciidamada la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladda Kenya ayaa maanta xiray gudoomiyaha Ismaamulka magaalada Nairobi, Mike Sonko. Sonko ayaa lagu eedeeyay inuu musuq-maasuqay lacag gaareysa 357 milyan shillinka Kenyan ah. Sonko oo markii la xirayey lagala degay tareen ayaa la...

Ciidamo Boolis ah oo tababar loogu soo xirey dalka Jabuuti (Sawiro)

DECEMBER 4, 2019 – (RBB NEWS) – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Xijaar ayaa magaalada Jabuuti ee Caasimada dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya. Ciidamadan ayaa waxa ay dhamaysteen tababar u socday muddo saddex bilood ah, ka hor inta...

BREAKING NEWS: District Commissioner killed in IED attack in Lower Shabelle

MOGADISHU (RBB NEWS) - Aw-Dhegle district commissioner Mohamed Yarow was Wednesday afternoon killed in a bomb attacking. Lower Shabelle governor Ibrahim Adan Ali Najah told journalists the district commissioner succumbed to the IED attack on his vehicle. There was no immediate claim of responsibility but the militant...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Zadaam Yuusuf Socdaal, iyo Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu Waa  Raxma Aadan Ibraahum (Sharaf)  HALKAN...

Kiinya Oo Ka Hadashay Weerarkii Baska Lagu Qaaday.

Sabti RBB News:- Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen maalintii shalay Bas...

Shirka Madasha Siyaasada iyo Dhaqaallaha Oo Muqdisho Kafurmay.

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo...