Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

A new way to educate in Somali schools starts in August

Families were torn apart, the rule of law faded away, government institutions collapsed, and education came to a standstill, to name but a few of the setbacks the country faced because of the violence. In the ensuing decades after the war’s end, the area of...

Haweeney Ganacsato Aheyd Oo Muqdisho Lagu Diley

Wararka naga soo gaaraya Ex-koontorool Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Ganacsato aheyd lagu dilay halkaas,isla markaana uu dilkeeda ka dambeeyey askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Haweeneyda oo Shaaha ku iibin jirtay Ex-koontorool Afgooye,ayaa waxaa la sheegay in askariga ay rasaasta uga fakatay halka...

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta hal darajo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo ka hor intaan la dalacsiin ahaa Sarreeye guuto. Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayey Xaflad loogu magac daray Kulanka Xoogagga Wadaniyiinta Soomaaliyeed,...

Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay qodobo Muhiim u ah Amniga Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ahmiyadda Shirkii caalamiga ahaa ee waxbarshashada sare iyo natiijadii kasoo baxday Shirkii Madasha Iskaashiga Soomaaliyeed ee Brussels. Ugu horeyn wasiirka amniga gudaha xukuummadda federaalka Soomaaliya...

Mareykanka Oo War Ka Soo Saaray Dagaalka Soomaalida Iyo Qowmiyada Oramada

Safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, Michael Raynor ayaa sheegay inay Dowladiisa ka walaacsan tahay xaalladda Amni-xumo ee haatan ka jirta dalka Ethiopia, taasi oo horseeday inay barakacaan in ka badan Hal million oo qof. Waxa uu tilmaamay inay  weli helayaan warar sheegayo inay jiraan Muwaadiniin...

Kooxaha Yurub oo Mareykanka ku ciyaaray

Mohammed Salah, joueur de Liverpool, lors du match contre Brighton, le 13 mai 2018. MANCHESTER — "Waxaa dalkaan Mareykanka ka socda ciyaaro saaxibtinimo oo ay qaar ka mid ah kooxaha ugu caansan Yurub ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka cusub ee oo bilaaban doona bisha August. Mid...

Dilal kala duwan oo ka dhacay Muqdisho

26'07'2018 "Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay ka dhaceen magaalada maanta iyo caawa fiidkii. Mid ka mid ah xildhibaannadii baarlamaankii 9-aad oo lagu magacaabo Cali Maxamed Cabdi ayaa dablay hubaysan ay ku dileen gurigiisa kadib markii ay weerar ku...

Somali man jailed after telling magistrate: ‘It’s none of your business

A Somali man who made a throat-cutting gesture towards a welfare officer outside a courtroom has been jailed for contempt of court after telling a magistrate the matter was none of his business. Sahir Saif Faisil Ibrahim appeared before magistrate Joe Mifsud in a case...

Kheyre oo xilka ka qaaday wasiirkii waxbarashada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkiisii Waxbarashada Cabdiraxmana Daahir Cusmaan sida ay sheegtay warbahainta dawladda. Lama sheegin sababta xilka looga qaaday, hase yeeshee dhowaan ayaa wasiirku waraysi uu siiyey warbaahinta dawladda waxa uu ku sheegay inaysan dawladdu aqoonsanayn jaamacadaha dalka. Hadalkaasi...

VOA oo warbixin xasaasi ah ka diyaarsisay qalalaasaha & qilaafka NISA

Muqdisho (RBB) – Sugida ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u ahaa dowlada Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre mid ka mida waxayaabihii ugu horeeyey ee ay dooneysey in ay ka mira dhaliso. Inkastoo marar badan lagu sameeyey isbedel dhinaca hoggaanka ah, haddana ma noqon mid lagu guuleysto. Magaalada ayaa...

Latest article

Dhageeyso: Warka Habeen ee radio banadir 103.4 mhz 25/5/2019

Sabti, 25 May 2019 (RBB News) - WArka Habeen waxa soo jeedinayo Cali Soomali, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. halkaan ka dhageeyso warka:

Madaxweyne Trump oo Booqanaya Japan

 25, May 2019  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho madaxweyne oo afar maalmood ah oo rasmi ah ku tagay dalka Japan kaasoo badi ku saabsan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca doorashooyinka Dowlad goboleedyada (Akhriso)

Sabti 25, May 2019 (RBB News)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in...