Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Xulalka Ay Ku Aadi Doonto Xulka England Haday Ku Dhameysato Kaalin Koobaad Ama Labaad Ee Wareega Groupka G.

Three Lions  ayaan usoo bixin wareega  knockout tan iyo 2006, laakiin Harry Kane oo dhimbil dab ah iyo Gareth Southgate oo hogaamiye kalsooni leh, ayaa keentay in England qal qal ku abuurto wadama kale oo hunguri yeenayo koobka. Harry Kane ayaa seddexleey dhaliyay kulankii England...

IGAD oo shaqada ka eriday ‘Jeneral Gabre’, maxaa loo eryey?

Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre. Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD, Eng Maxbuub Macallim ayaa si rasmi ah maanta looga joojiyey jeneraal Gabre shaqadiisii ahayd la-taliyaha sare ee arrimaha siyaasadda ee...

England oo xasuuqday Xulka Panama, Harry Kane Oo Sedexley Dhaliyay Iyo Xulka England Oo Wareega 16-ka Iskeenay.

Harry Kane ayaa noqday ciyaaryahankii sedexaaad oo sedexleey u dhaliyay xulka England koobka aduunka. England waligeeda may dhalinin wax ka badan afar gool hal kulan koobka aduunka iyadoo maanta taariq cusub ay sameysay. Xulka  Panama oo looga fadhiyay inay guul gaarto kulankan ayaa ciyaarta dardar ku...

Shirkii looga hadlayay arimaha Beeraha oo ku soo xirmay Columbus

Shir looga hadlayay arimaha Beerah oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyhano Soomaaliyeed oo ka kala yimid meelo kala gadisan ayaa manta lagu soo xiray magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareyknka. Shirka oo soo biloowday maalinimadii jimcada waxa uu sadxda cisho ka socday Jaamacadda Ohio...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Paul Kagame

Kigali, June 25, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku joogay, ayaa magaalada Kigali ee caasimadda dalkaas kulan kula qaatay Madaxweynaha Rwanda ahna gudoomiyaha...

Khudbadda uu jeediyay Erdogan ka dib Guushiisa

Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi turkiga,iyada oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda. Mr Erdogan ayaa waxa uu doorashada ugu guuleystay hogaaminayaha boqolkiiba 52.5, halka ninka...

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay

Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 58 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada waqooyi isla markaana ay dowlad noqdeen. British Somaliland, Waxaa gacanta ku hayey gumeystaha Ingiriiska in...

Warbaahinta caalamka oo baahisay Sawirro aan horay loo arag oo laga hayay Erdogan

an iyo markii uu kusoo baxay Doorashada Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan warbaahinta caalamka ayaa baahineysa sawirro muujinaaya Erdogan oo cayaaraya banooni. Warbaahinta ayaa sheegeysa in Erdogan uu ahaa cayaaryahan ka hor inta uusan kusoo biirin Siyaasada, isagoo u cayaari jiray ciyaartooy ka tirsan Naadiga K/cagta...

Is barbar Dhig Lagu Sameeyay Mashaariicda Turky-ga Iyo Sacuudiga Ee Soomaaliya+(Warbixin)

Doorasho ka dhacday dalka Turkiga oo ay ku tartameen xisbiyada Mucaaradka iyo kan talada haya ee dalkaasi ayaa waxaa ku guuleystay madaxweynaha iminka talada haya ee Rajab Dayib Ordugan. Madaxweyne Rajab Dayib Ordugan oo ka tirsan xisbiga AK ayaa ku guuleystay codadka la tiriyay boqolkiiba...

5 Qodob Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Doorashada Turkiga

Cod-bixiyeyaasha dalka Turkiga ayaa saaka oo axad ah u dareeray goobaha cod-bixinta si ay u doortaan golaha shacabka iyo madaxweynaha jamhuuriyadda. Dadka codkooda dhiibanaya waxaa lagu qiyaasay 56,322, 632, halka sanaadiiqda codka lagu shubayo ay gaarayaan 180,64 sanduuq. 5 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato...

Latest article

Dhageyso:-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Ayaa ku Kulmaya Gaalkacyo

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalmahan ku sugnaa Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa Maanta dib ugu...

KENYA AYAA GAROONKA MUQDISHO KU SOO CILISAY WASIIRO IYO XILDHIBAANO

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) – Wasiir kuxigeenkii Tamarta iyo Biyaha xukuumada Federaalka Soomaaliya ahna Senator ka tirsan aqalka sare Ilyaas Cali Xasan iyo...

Wasiir beyle Ayaa farriin u diray Ganacsatada Soomaaliyeed ee Hantida u taal dalka...

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) – Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa fariin u diray...