Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Qaramada Midoobey: Lacagta Aan Ku Bixinno La Dagaallanka Burcad Badeedda Ayaa Xoojisay Amniga Soomaaliya

Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in sanduuqa ka hortagga burcad-badeedka oo jiray tan iyo  2011 uu xoojiyay wax ka qabashada amniga badda ee Soomaaliya iyo galbeedka badweynta Hindiya. Jaime Serpanchy, oo ah xogheyaha guud ee QM u qaabilsan barnaamijka la dagaalanka burcad badeedda ee loo...

Abuukaate Cabdiwaaxid: Mareykanka Waxaa Uu Doonayaa Xoojinta Siyaasadda Milatariga Ee Soomaaliya

Abuukaate Cabdiwaaxid  Cabdulahi Warsame  oo ka mid ah aqoonyahannada ka faalooda Arimaha siyaasadda dalka  ayaa sheegay  in Mareykanka uu doonayo in uu dar dargaliyo siyaasaddiisa ku aadan Afrika taasi oo uu tilmaamay  in ay qeyb ka tahay  safiirka cusub oo  arbacadii uu u soo...

Madaxweynaha Kenya oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada

Sabti, July, 14, 2018 (RBB) - Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada isaga oo dhinaca kalana magacaabay Safiiro dhowr ah. Isku-shaandheyntan waxaa xilka ku waayay Wasiirkii Ganacsiga dalkaasi Kenya Aadan Maxamed, iyadoo xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga loo magacaabay Peter...

Trump oo booqasho ku jooga dalka Britain

Sabti, July, 14, 2018 (RBB) -Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Britain ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britian Theresa May waxana shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen uu ku sheegay Madaxeyne Trump in uu taageersan yahay xukuumada May...

Madaxweynaha Eritrea oo goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa

Sabti, July, 14, 2018 (RBB) – Madaxweynaha Eritrea Isias Afwerki ayaa goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uga bilaabatay booqasho Taariikhi ah oo qaadan doonta 3 cisho. Madaxweyne Afwerki ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Bole ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya...

Khadka Dahsoon ee uu Hubku u Maro Geeska Africa

Sabti, Luuliyo 14, (RBB) - Kaddib waraysi lala yeeshay ilo ku sugan Jabuuti iyo Soomaaliya, Wargeyska “ the Indian Ocean Newsletter” waxa uu isku keenay xog toosh ku ifinaysa halka uu ka bilowdo iyo halka uu ku dhammaado hub marin kiisu yahay waddanka Jabuuti.  Waa hawl si xeeladaysan...

Faah faahin ku saabsan Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Sabti, July, 14, 2018 (RBB) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Qarax oo maataanno ah oo kuwaa oo durnimadii maaanta ka dhacay Agagaarka SYL gaar ahaan meel aan ka fogeyn Isgoyska Beerta Nabada. Wariyayaal tagay goobta ayaa Hiiraan Online u sheegay...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddoomiyayaal Maxkammadeed

Sabti, July, 14, 2018 (RBB) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka . Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxaa uu u magacaabay Garyaqaan Muuse Macallin Maxamed oo muddo...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay magaalada Brussels ee dalka Belgium

Sabti, July, 14, 2018 (RBB) –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Madaxweynaha ayaa ka qeyb-qaadan doona guddoominta shirka horumarinta Soomaaliya oo ka dhici doona magaalada Brussels 16 -17 bishan Luuliyo. Shirkan ayaa daba socda...

Eritrea’s president arrives in Ethiopia for three-day visit

Eritrea’s President Isaias Afwerki arrived in the Ethiopian capital on Saturday for a three-day visit, Ethiopia’s state-run broadcaster and a Reuters witness said, days after the two neighbors declared their “state of war” over. https://youtu.be/Fu2qftpJZr4 Earlier, Eritrea’s Information Minister Yemane Meskel confirmed Isaias’ departure. Ethiopian Prime...

Latest article

Xukuumada Somaliya Oo Ka Hadashay Adeegyada Udiyaarsan Xujeyda Soamalida.

Arbaco RBB News:- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaacisay in sanadkaan wasaaraddu ay aad u hibisay adeegyada ay helayaan xujeyda Soomaaliyeed ee soo...

Hoggaanka sare ee Midowga Yurub oo markii ugu horeysay haweeney loo dhiibay

Arbaco RBB News:- Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado,16 july 2019 (RBB News):- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye C/rashiid Ibrahim Cali, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA...