Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Taliyeyaasha Hogganada Ciidanka “Sawirro”

Muqdisho (RBB), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta hoolka shirarka ee Taliska C.B.S kulan kula qaatay dhammaan Taliyeyaasha hoggaamada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kulankaan, ayaa waxaa looga hadlay  dardar gelinta Shaqada Ciidanka Booliska, Adkeynta  ammaanka dalka, Wada shaqeynta Ciidanka iyo...

AMISOM hands over fully refurbished police station to the Somali Police Force

Mogadishu(RBB)-The African Union Mission in Somalia (AMISOM) today formally handed over a fully refurbished and equipped police station in the capital’s Kaaraan district, to the Somali Police Force. The Kaaraan Police Station, which has been under rehabilitation for several months, will serve residents in the...

Wasiirka Maaliyadda oo la Kulmay Guddiga Maaliyaddaee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horyimid Guddiga Dhaqaalaha,Maaliyadda,Ganacsiga,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare Su’aalo weydiinta dhinaca Maaliyadda Dalka. “Su’aalo weydiinta Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka...

Washington oo wafdi saraakiil ah u dirtay Kuuriyada Waqooyi

War ka soo baxay Xukuumadda Washington ayaa lagu sheegay in Saraakiil Maraykana ay u joogaan Kuuriyada Woqooyi sidii uu u suurtoobi lahaa shir madaxeed ay yeeshaan Madaxweyne Trump iyo Kim Jong-un oo lafilayo in uu dhoco bisha June ee Soo socota,kaasi oo beryahan shaki...

Spain oo badbaadisay 400

Ciidamada Badda ee Dalka Spain ayaa badbaadiyay 408 tahriibayaal ah oo ku safrayay marinka Khatarta badan ee Badda dhexe (Mediterranean Sea) kuwaasoo dabayaaqadii Todobaadkan kasoo ambabaxy Waqooyiga Afrika. Howl wadeennada ayaa sheegay inay 115 Qof ku qabteen halka lagu Magacaabo Gibraltar,  xilli ay ku safrayeen...

Somalia marks the 55th Africa Day

Mogadishu(RBB)-The African Union has paid glowing tribute to the founding fathers of the Organization of African Unity, the precursor of the African Union. In Somalia, the day was marked in the capital Mogadishu yesterday, where the chief guest, the Secretary of the Federal Parliament’s Defence...

Communiqué: Somali PM meets Mousse Faki, Chairperson of African Union Commission

Addis Ababa(RBB)-The Chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki Mahamat, received Prime Minister Hassan Ali Khaire of the Federal Republic of Somalia, at the African Union Headquarters in Addis Ababa, on 27 May 2018. The two leaders discussed the situation in Somalia and...

Real Madrid Oo Markii 3-aad Oo Xiriir Ah Ku Guulaystay Koobka Champions League iyo Gareth Bale Oo Laba U Kala Jaray Liverpool

Real madrid ayaa caawa markii saddexaad oo xiriir ah ku guuleysatay tartanka champions league taasoo ka qaaday liverpool. los Blancos iyo Reds caawa shaxdooda ugu wanaagsanaa ayey garooonka lasoo galeen madama ku guuleysiga tartankaani ay ku han weynyihiin. bilaaw wanaasan ayey aheyd ka dib markii ciyaarta...

Ministry of Post & Telecom inaugurates communication rooms project

(Mogadishu, May 1, 2018) The Speaker of the Upper House and the Minister of Post, Telecom and Technology have inaugurated a communication room for the Upper House, as part of a national project aimed at facilitating communications among the public institutions. Financed by the World...

SOMALIA’S INTERNATIONAL PARTNERS GRAVELY CONCERNED OVER CLASHES NEAR TUKARAQ, CALL FOR CEASEFIRE

Somalia’s international partners are gravely concerned over the latest armed clashes taking place today near the Tukaraq area of the Sool region between Puntland and ‘Somaliland,’ and are urgently calling for an immediate ceasefire. According to reports, heavy fighting broke out earlier this morning between...

Latest article

Tujaariinta Maraykanka oo codsaday in canshuur badan laga qaado

Arbaco RBB News:- Qaar ka mid ah dadka ugu taajirsan Maraykanka ayaa ku baaqay iney musharrixiinta madaxweynaha ay loollankooda ku darsadaan sidi ay dadka...

Madaxwayne farmaajo oo mar kale baaq u diray Soomaliland

Arbaco RBB News:- Waxaa xalay meel badan oo gobolada Soomaaliya ka mid ah looga dabaaldagay munaasabadda sanad-guuradii 59aad ee xorriyadddii gobolada waqooyi. Munaasabad wayn oo...

SAWIRO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay Xuska Sannad-guurada 59aad ee 26-ka Juun

Arbaco RBB News:-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada...