Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Pictures: Conclusion of National Security Council Forum in Baidoa town

National Security Council in a Photo group after ending the forum in Baidoa town, Mogadishu(RBB)-National Security Council’s Forum on Tuesday Concluded Successfuly in Baidoa town, the administrative capital of Southwest State in Somalia.

UK ‘committed’ to Iran nuclear deal

LONDON (RBB)-The UK continues to believe that the nuclear deal with Iran is the best way to prevent it from getting nuclear weapons, British Prime Minister Theresa May said Wednesday. “We will remain committed to it as long as Iran meets its obligations,” she said. May’s...

International partners welcome results of National Security Council meeting in Baidoa

Mogadishu(RBB)-The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Norway, Sweden, the United Kingdom and the United States welcome the significant outcomes of the June 3-5 National Security Council meeting in Baidoa, capital of South West State. International partners commend the...

Duqa Muqdisho Oo Joojiyey Hawlaha Dhul-Simidda Iyo Kaawo Qodista Ee Kawaan Bari

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yarisow) ayaa ku wargeliyey Hay’adaha ay khusayso joojinta hawllaha dhul-simidda iyo kaawo qodista ee ka socda agagaarka Kawaan Bari bacdamaa ay keeneysa Khatarro hor leh. Eng Yarisow oo digreetada dhulkan lagu joojiyey soo saaray...

Askari Iyo Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Afgooye

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in rag hubeysan ay toogteen askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dilka ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay Dalsan u sheegeen in uu ka dhacay Suuqa ugu weyn degmada Afgooye ee...

Amiir Imaaraad Ah Oo U Goostay Qatar Magangelyana Weydiistay

Wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa qoray in wiil uu dhalay Amiirka Imaaradda Al-Fujayra ee dalka Imaaraadka Carabtu goostay oo uu magan gelyo siyaasadeed waydiistay Qatar, codsigiisana sii mariyey safaaradda Qatar ku leedahay London. Xogo laga helayo dad u dhawdhaw Amiirka goostay...

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Cadeeyey Mowqifkiisa Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Baydhabo

Dhawaan waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyey shirkii Amniga Qaranka oo ay yeesheen Madaxda dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyey mowqifkiisa ku aadan qodobadii ka soo baxay shirkii Amniga...

Hope for peace as Ethiopia backs down in Eritrea standoff

Ethiopian soldiers, pictured in deployment on the border with Eritrea in 2005. A dispute over the frontier triggered a two-year border war -- relations remain poisoned to this day (AFP Photo/MARCO LONGARI) Addis Ababa (AFP) - Ethiopia's surprise declaration that it will implement a nearly...

Prime Day-Ramadan conflict spurs rare Amazon worker agitation

Nimo Omar speaks at a news conference demanding Amazon curb heavy workloads for East African workers at Amazon's warehouse in Eagan, Minn., as they fast and to let them take time off without penalty for Eid, the festival that ends Ramadan. (Emma Sapong /...

Global Peace Index shows world is becoming less peaceful

The 2018 Global Peace Index report has revealed that the world is less peaceful now than at any time in the last decade as tensions, conflicts, and crises that emerged in the last decade remain unresolved, with violence costing the world $14.6 trillion. Two...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Barnaamijka faaqidaada wararka 24-saac Waxaa Soo Jeednayo Axmed Dirir Nuur Farsamadu Waa C/raxman Maxamed Adamd  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qadir Cusman Indhoy  :Farsamadii:-C/raxman Maxamed Adam  HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaano cusub

Axad, RBB News – Ciidamadda Xoogga Soomaaliya qaybta HirShabelle ayaa maanta oo Axad ah la wareegay gacan ku haynta degaanka Buurwayn ee gobolka Hiiraan. Tuulada oo...