Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Erdogan oo markale guuldarro kala kulmay Istanbul

Isniin RBB Newa:- Xisbiga ka arrimiya Turkiga ee AKP ayaa markale guuldarro kala kulmay doorashada ku celiska ee ka dhacday caasimadda Istanbul. Musharraxa xisbiga mucaaradka Ekrem Imamoglu, ayey guusha doorashada ku raacday 54% iyada oo codadka intooda badan la tiriyey. Doorashadi ka dhacday bisha March ee...

Khilaafkii Galmudug oo dhinac isugu biyo shubatay

Isniin RBB Newa:- Kadib maalmo iyo saacado uu gorgortan siyayaasadeed oo adag uu ka socday xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, waxa ay u egtahay in arrimaha ay hadda dhinac u biyo shubteen. Dhacdadii ugu weyneyd ayaa ah in madaxweynihii maamulka Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu...

Halkee la isla marayaa koobkii Qaramada Afrika?

Isniin RBB Newa:- Koobka Qaramada Afrika ayaa maalintii labaad ka socda dalka Masar, iyadoo guulo waaweyn oo muhiim ah la kala gaadhay. Xulka ka socday dalka Uganda ayaa guul 2-0 uga badiyey xulka DR Congo, labadan gool oo ay kala dhaliyeen labadii qaybood ee ciyaarta,...

Hishiiskii Galmudug Iyo Ahlu Sunah Ee Jabuuti Oo Bur Buray Iyo Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay.

Isniin RBB News:- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa soo saaray war-Saxaafaded Uu Ku shegayo in uu fashilmay Hishiiskaa Galmudug iyo Ahlusunah Eelagu gaaray Dalka Jabuuti. Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in Madaxda Ahlu sunah ay qeyb kayihiin dhibaatada kajirta deegaanada Galmudug isagoo ku...

Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo Dib Uhabeyn Kusameenaya Ciidamada Xoogga.

Isniin RBB News:- Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah kusoo dhammaaday. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda lagu shaacinayay bilaabshada wejiga...

Ethiopia coup attempt leaves army chief shot, says PM

Sunday June 23, 2019 (RBB NEWS) - Gunfire reported in Addis Ababa as well as Bahir Dar, regional city where armed group reportedly tried to seize power Ethiopia’s army chief of staff has been shot, the prime minister, Abiy Ahmed, has announced on television Sunday as...

Gunmen attempt to ‘unseat’ regional gov’t in Ethiopia

Saturday June 22, 2019 (RBB NEWS) - Gunmen on Saturday attempted to overthrow a regional state government in Ethiopia, an official said. Appearing live on Ethiopian Television, Nigusu Tilahun, head of the press secretariat at the Prime Minister’s Office, said: “Armed men tried to unseat the...

Wararkii ugu dambeeyay isku day Afgambi oo ka dhacay Gobolka Amxaarada ee Itoobiya

22 june 2019 (RBB News) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Isku day afgambi oo ka dhacay Gobolka Amxaarada Itoobiya, kaddib markii ay Ciidamo Hubeysan ay isku dayeen inay la wareegaan hoggaanka maamulkaas. Rasaas ayaa laga maqlay magaalada Bahar Dar, waxaana la sheegay in iska...

Waa kuma “Bin Laden-ka Myanmar” ee Muslimiinta “aflagaadeeyay”

22 june 2019 (RBB News) – Wuxuu masaajiddada ku tilmaamay inay yihiin "saldhigyada cadawga" isla markaasna Muslimiinta ugu yeeray inay yihiin "eeyo waalan". wuxuu ku eedeeyay Muslimiinta inay xatooyo iyo kufsi u geystaan haweenka u dhashay dalka Burma. Muddo sannado ah, xukuumadda Myanmar waxay difaaceysay wadaadka muranka...

Al-Shabaab oo Weeraray Saldhig Booliska Kenya ku leeyihiin Degmada Gaarisa

22 june 2019 (RBB News) – Booliska Kenya ayaa sheegay in saddex nin oo la tuhunsanyahay in ay yihiin mitidiinta Al-Shabaab la dilay kadib markii ay weerareen saldhig boolis oo ku yaal degmada Gaarisa ee bariga Kenya ku taal oo u dhow xadka Soomaaliya. Warbixinta boolisku waxa...

Latest article

Ra’iisul Wasaare Khayre: Waxa aan idinkugu imid in aan idinkala shaqeeyo dhismaha Gul-mudug midaysan

Talaado RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in...

Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Talaado RBB News:- James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada iyo Austria

Talaado RBB News :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada...