Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Jarmalka oo ka haray koobka adduunka

Cayaar aad xiiso u lahayd oo goor dhow dhamaatay ayuu xulka Jarmalka kaga haray koobka adduunka ee ka socda Ruushka. Kooxda Jarmalka oo lagu waday inay difaacato koobka ayaa waxaa labada gool ee looga badiyey laga dhaliyey xilligii dheeraadka ahaa ee cayaarta lagu daray, waxaana...

Ma cafin lahayd ruux ku toogtay?

Maalinta berrito ah ayaa waxaa lagu wadaa in magaalooyin ay ka mid tahay Muqdisho lagu qabto ololayaal la doonayo in dadka lagu wacyigaliyo inay is cafiyaan, isla markaana ay ka shaqeeyaan dib u heshiisiinta bulshada. Kooxo dhalinyaro ah oo is abaabulay ayaa isku hawlay 28...

Djibouti marks 41st anniversary of Independence Day

The Republic of Djibouti has on Wednesday marked 41st anniversary of 27 June, the Independence Day when it took its freedom from French colonists, SONNA reported. Somali Government congratulated Djibouti, our sister country on this significant day that our brothers are commemorating today. #Somalia congratulates #Djibouti on the occasion...

AMISOM shines the spotlight on Sexual and Gender-based Violence in Somalia

Mogadishu(RBB)- African Union Mission in Somalia (AMISOM) is taking concrete steps to tackle Sexual and Gender-Based Violence (SGBV) in Somalia. The Mission’s gender unit plans to train additional Somali police officers to help fight increased cases of sexual violence against women. The Reforms, Restructuring and Development Coordinator...

A Journey from Science to Diplomacy: Rescuing Somali Migrants Stranded in Libya

Somalia – As the sun begins to rise, 150 migrants welcome their first morning on Somalia’s soil in, what is for some, years and, others, months. Disembarking an IOM, UN Migration Agency, charter flight from Libya, at the end of May 2018 is the...

I’m ready to go rebuild my country, Somali refugee says

Fardowsa Adow Mohamed has not known any other home apart from Hagadera refugee camp since she arrived from Somalia where she was born. She came to Kenya at the age of two due to inter-clan skirmishes in Somalia. As she joins millions of refugees around the...

Goolhayaha reer Masar oo taariikhda galay

Essam al Xadary ayaa noqonaya gool-hayihii ugu da’da waynaa ee soo mara Koobka Adduunka abid. Gool-hayan ayaa u dhashay kooxda Masar, wuxuuna galabta ka qaybgalaya cayaarta Masar iyo Sucuudiga u dhexeeysa. El-Xadary ayaa 45 sano jir ah wuxuuna jebinaya rikoorka Gool hayihii ugu da’da waynaa ee...

Nin laba gabdhood isku mar la aqal galay

Nin dhallinyaro ah oo laba gabdhood isku mar la aqal galay ayaa BBC u sheegay inuu dhallinyarada kale ku dhiirri galinayo inay sidaa sameeyaan. Bashiir Maxamed wuxuu sheegay inuu labada hablood la haasaawi jiray muddo sideed bilood ah, uuna ku qanciyey inuu guursado. “Aqalkayga ayaan isugu...

Khubaro ka tirsan FBI-da Mareykanaka oo Addis Ababa soo gaadhay

Koox khubara ah oo ka tirsan FBI-da Mareykanaka ayaa Addis Ababa soo gaadhay si ay Itoobiya uga caawiyaan baadhitaanka qaraxi mabka ee Addis Ababa ka dhacay ciddi ka dambeysay.Shacab maalaayiin lagu qayaaso oo Itoobiyaan ah ayaa fagaaraha weyn ee ku yaalla bartamaha magaalada Addis...

Turkiga: Erdogan oo mar labaad ku guuleystay madaxweynanimada

Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi iyadoo la tiriyey codadkii doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda. Mr Erdogan ayaa waxa uu doorashada ugu guuleystay hogaaminayaa boqolkiiba 52.5, halka ninka dhaw...

Latest article

Hogaanka Xukuumada Lubnaan Oo Lagu Dhawaaqay

Arbaco, RBB News:- Madaxtooyada magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan ayaa looga dhawaaqay xukuumad cusub kadib markii is afgarad uu dhaxmaray ururka Xisbullaah iyo garabyada...

Nisa oo soo bandhigtay Fanaan qirtay in uu katirsanaa Alshabaab

Arbaco, RBB News - Hay'adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa waxay soo bandhigtay muuqaal kooban, oo laga soo duubay Abshir Gaarane Axmed...

Qaar kamida musharixiinta Galmudug oo kasoo horjeestay Jadwalka doorashada

Arbaco, RBB News - Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan xilka madaxweynaha Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu...