Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Qaramada Midoobey oo sheegtay in khatar ay ku jirto midnimada siyaasada Soomaaliya

Jimco, June, 08, 2018 (RBB)- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digey cadaadis ugaga imanaya gudaha iyo dibbada midnimada dalka Soomaaliya waxana uu goluhu walaac ka muujiyay halista uu ururka Al-shabaab ku haya amaanka dalka Soomaaliya. Golaha oo shalay kulan yeeshay ayaa waxaa lagu...

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in la joojiyo colaada gobolka Sool

Jimco, June, 08, 2018 (RBB)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in  nabad waarta oo laga gaaro colaadda iyo degenaanshaha ay muhiim u  tahay Soomaaliya oo wajaheysa caqabado ka hortaagan helista dowlad federali ah oo si wanaagsan u shaqeysa. Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday madaxda Somaliland iyo Puntland...

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada sare oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka cadaaaladda iyo xeer ilaaliyaha Qaranka. Mudane Baashe yuusuf Axmed oo todobaadkii hore xilkaasi loo magacaabay ayaa xilka kala wareegay mudane Ibraahim Iidle Sulaymaan...

Madaxweyne Bashaar Xaafid Al-asad Oo Booqan Doona Waqooyiga Kuurya.

MOGADISHO,(RBB) ' Madaxweyne Bashaar Xaafid Al-asad ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu booqdo Hoggamaiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un. “Waxaan u socdaa inaan booqdo dalka Waqooyiga Kuurya (DPRK), si aan ula kulmo Kim Jong Un” ayuu yiri Madaxweynaha Syria, sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Waqooyiga Kuurya (KNCA). Madaxweyne...

Sida Baydhabo Loogu Soo Dhaweeyey Madaxda Dowlad Goboleedyada

MOGADISHO,(RBB) 'Magalada Baydhabo ee Xarunat gobolka Baay waxaa Maanta gaarey dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jora si ay uga qeyb galaan shirka Amniga Qaranka. Madaxweynayaasha Jubbaland,Puntland,Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa waxaa si kala gooni gooni ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diayaradaha Baydhabo Madaxweynaha Koonfur Galbeed...

Ciidamada Amniga Oo Muqdisho Ku Qabtay Koox Burcad Ah

MOGADISHO,(RBB) Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgal ay manta ka sameeyeen waax ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir wax ay gacanta ku dhigeen Koox burcad ah oo dadka dhici jiray. Kooxdaan gacanta lagu dhigay oo laba ayaa watey mootooyin,kuwaas oo xilliga la qabanyey dhac u...

Maxaabiis Burcadbadeednimo Ku Eedeysan Oo Xaalaad Caafimaad Daro Ugu Geeridooday Xabsiyada Hargeysa

MOGADISHO,(RBB) Wararka laga helayo Xabsiyo ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka labaxay Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad caafimaad darro oo adag ay heysato Maxaabiis ku eedeysan kiisas burcad-badeednimo ah oo ku xiran Xabsiyada Magaaladaasi. Ehelada Maxaabiistaas oo maanta suxufiyiinta kula hadlay Muqdisho...

Duqa Muqdisho Oo Magaalada Baydhabo Uga Qeyb Galaya Shirka Amniga Qaranka

MOGADISHO.(RBB) "Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed, halkaas oo ka dhici doono shirka Amniga Qaranka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay ujeedka shirkani inuu yahay mid daba socda...

Guddiga Maaliyada Ee Golaha Shacabka Oo La Kulmay Madaxda Sare Ee Bangiga Dhexe

MOGADISHO.(RBB) Masuuliyiinta Bangiga dhexe ayaa Guddiga la wadaagay waxyaabaha u qabsoomay, hormarada la gaaray iyo caqabadaha hortaagan ee xalinta u baahan. Guddoomiyaha Guddiga Maaliyada ee Golaha Shacabka Mudane Cali Cabdi Cismaan ayaa ku booriyay masuuliyiinta Bangiga dhexe in ay soo dadajiyaan helitaanka lacag shilin Soomaali...

Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Caawa Ku Hoyanaya Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa siyaabooyin kala duwan, Waxey Maanta  u gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Ujeedka Socdaalka Madaxdan ee Baydhabo ayaa ah sidii ay uga qeybgali lahaayeen Shirka Maalinimada beri ah ka furmaya Magaalada oo ay isgu...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Sadaam Yuusuf Socdaal,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-  

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maxamed Cumar Maxamud, iyo Maandeeq Aweys Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma   HALKAN KA...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-