Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Xaalada deegaanka Tukaraq oo degan iyo guulo labada dhinac ay kala sheegteen

Khamiis, May, 24, 2018 (RBB) –Waxaa degan xaalada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo subaxnimadii hore ee saakay dagaal culus ku dhaxmaray ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha dagaalka, hasse ahaatee wararka ka imanaya goobaha caafimaadka labada maamul...

Korea announces $5-billion financial package for Africa at African Development Bank Annual Meetings

The Bank and the Republic of Korea also signed an agreement with the intent to provide up to $600 million towards the energy sector BUSAN, Republic of Korea -- The Government of Korea and the African Development Bank have issued a Joint Declaration following the...

Somali PM appoints new ministers

MOGADISHU (RBB) - Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheire has nominated thirteen individuals to fill the vacant Cabinet slots on Thursday morning.The PM appointed six ministers, five assistant ministers and two state ministers after their predecessors quit offices for different reasons. Among the portfolios, the...

Fighting between Puntland and Somaliland forces reignites in Tukaraq town

Fighting between forces loyal to Puntland State and the breakaway Somaliland escalated in the disputed region of Sool in northern Somalia. The battle which broke out early Thursday morning in Tukaraq town is reported to be ongoing. Reports say both armed factions from Puntland and Somaliland...

Mayor of Mogadishu briefed the SDRF Meeting on the update of BRA

Mogadishu, 23 May 2018 – H.E. **Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), the Mayor of Mogadishu and Governor of Benadir Regional Administration (BRA) today briefed the SDRF meeting chaired by the Deputy Prime Minister and attended by Ministers, members from Federal Member States, Ambassadors, head...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga Caasimadda+Sawirro

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  daah-furay Qorshaha midaynta iyo Daadejinta Sugidda amniga Caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir iyo guddoomiyayaasha degmooyinka kuwaas oo kaashanaya laamaha amaanka. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in wixii hada laga bilaabo...

Ra’isulwasaare Kheyre Oo Soo Dhameystiray Golaha Wasiirrada

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay goor dhow Wasiirro, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir ku xigeenno cusub. Xilalka Wasiirada 1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta 2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga 3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta 4- C/casiis Xasan Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha 5- Xamza Saciid Xamza...

Khasaarihii kadhashay Duufaanno ka dhacay Soomaaliland oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay Roobab lixaad leh oo wata Duufaanno dhaliyay Daadad xooggan oo ka da’ay Todobaadkan qaybo ka mid ah Gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in Roobabkan...

Somalia calls for international cooperation to stop illegal charcoal trade

Mogadishu, May 2018 – At the opening of a two-day, UN-supported conference on charcoal in Mogadishu, the Federal Government of Somalia has called for international, African and Gulf States cooperation in halting the illegal export of charcoal from the country. The export of charcoal from...

Wasiirka Amniga XFS oo sheegay in Ciidanka Amniga fashiliyeen Gaari walxaha Qarxa siday

Ciidamada Sugidda Amniga Casimada SAMA qaybtooda Afgooye ayaa fashiliyey gaari laga soo buuxiyey waxyabaha Qaraxa oo ay Maleeshiyaadka Nabad-diidka Alshabab ay doonayeen in ay ku Gumadaan Shacabka Soomaaliyeed Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo lahadlay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Zadaam Yuusuf Socdaal, iyo Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu Waa  Raxma Aadan Ibraahum (Sharaf)  HALKAN...

Kiinya Oo Ka Hadashay Weerarkii Baska Lagu Qaaday.

Sabti RBB News:- Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen maalintii shalay Bas...

Shirka Madasha Siyaasada iyo Dhaqaallaha Oo Muqdisho Kafurmay.

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo...