Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Xaruntii ugu weyneyd Al-Shabaab oo xalay la duqeeyay

May 9, 2019 (RBB NEWS) – Weeraro cirka ah ayaa xalay lagu qaaday deegaano ka tirsan Jubada Dhexe oo ay maamulaan Al-Shabaab, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo duqeymaha dhacay. Sida wararku sheegayaan labo weerar ayaa xalay ka kala dhacday magaalooyinka Jilib iyo Jamaame,...

Duqa Muqdisho oo ka hadlay Mataaneynta magaalada Muqdisho iyo magaalada Saint Paul “HDVideo

May 9, 2019 (RBB NEWS) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ku dhawaaqay Mataaneynta magaalooyinka Muqdisho iyo Saint Paul, isagoo sheegay in tallaabadani ay qeyb weyn ka qaadan doonto horumarka iyo dib-u-soo kabasha Caasimadda Muqdisho oo xiligan...

Faahfaahino ka soo baxaya iska horimaad hubeysan oo ka dhacay magaalada Kismaayo

May 9, 2019 (RBB NEWS) - Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan iskahorimaad hubeysan oo gelinkii dambe oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in iska hor-imaadka uu u dhexeeyay ciidamada amaanka Jubaland iyo ciidamo taabacsan...

Qodobada heshiiska lagu baabi’inayo Falastiin oo si sir ah loo helay (Aqriso)

Qudus (Banadir broadcasting Center) – Wargeys Isra’iil laga leeyahay ayaa soo daabacay heshiis si xatooyo ah loo helay oo dhex maray Mareekanka iyo Israa’iil kaasi oo loogu magac daray “Heshiiska Qarnigan” waxaana kala saxiixdeen madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Israaiil Benjamin Netanyahu. Ma jiro masuul...

Shirkii Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Gobolleedyada oo maalintii shannaad galay

Khamiis, May, 09, 2019 (RBB NEWS)- Shir wada-tashi ah oo uga socda magaalada Garoowe dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada ayaa galay maalintiisii shannaaf,iyadoo aysan wali kala caddeyn muddada uu shirku soconayo. "Madaxda oo gudanaaya waajibaadkooda shaqo ee dastuuriga ah ayaa ka tashanaya sidii looga midhadhalinlahaa wadaxaajoodka...

Shirkadda Hormuud oo deeq gaarsiisay Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe & Naafada Xoogga ee Isbitaal Martiini

Khamiis, May, 09, 2019 (RBBNEWS) - Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq isugu jirta Raashin, Dhar & 5 neef oo geel ah ku wareejisay Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar, taas oo loogu talo galay afurinta & Ciidsiinta Maxaabiista xiran Xabsigaasi. Guddoomiyaha Hey’adda Hormuud Telecom Foundation...

Qof ku dhintay shil gaari oo ka dhacay isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho

Khamiis, May, 09, 2019 (RBB NEWS)- Hal qof ayaa ku dhintay shil gaari oo makhribnimadii caawa ka dhacay isgoyska Taleex  degmada Hodan ee caasimadda Muqdisho, sida laga soo xigtay saraakiisha . "Shilkan wuxuu ka dhashay gaari ka soo baxay waddada  nin ayaana ku dhintay oo...

Hormuud Telecom Foundation oo maanta deeq gaarsiisay Maxaabiista Xabsiga dhexe iyo Ciidanka Naafada Xooga Dalka.

Khamiis, May, 09, 2019 (RBB NEWS) - Iyadoo ka fal celineysa Baahiyaha ka jira Xabsiga dhexe ayey Hormuud Telecom foundation maanta waxay deeq kala duwan gaar siisay Maxaabiista ku xeran Xabsiga dhexe Ee muqdisho Maadaama lagu guda jiro bisha barakeysan Ee Ramadaan naguna soo...

Tottenham oo uu soo gudubtay kama dambeysta tartanka Champions League ,markii guul darro niyad-jab ah ay garsiisay Ajax

Arbaco, May, 08, 2019 (HOL)-  Lucas Moura, wuxuu caawa noqday halyeeyga Spur, markii uu saddexley ka dhaliyay kulanka goor dhow ku soo dhammaaday Ajax 2 - 3 Tottenham Hotspur. Kulankaana wuxuu ahaa mid kale oo natiijo lama filaan ah ay ka soo baxday, kaddib...

Caasimada Minnesota ee St Paul iyo Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho oo la Mataaneeyey.

Arbaco, May, 08, 2019 (RBB) Waxaa maanta golaha dageenka ee magaaladda St Paul ay cod guud ku ogolaadeen in la mataaneeyo magaalooyinka St Paul iyo Muqdisho, kulankaan ansaxinta oo ka dhacay xarunta golaha ee magaaladaas ayaa waxaa ka soo qaybgalay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota. Sh...

Latest article

Mareykanka Oo Ciidamo geeyay Dalka Lithuania.

Talaado RBB News:- Dowlada Mareykanka ayaa bilowday in dalka Lithuania ay u daabusho 500 oo askari oo ka mid ah ciidanka Milatariga iyo tiro...

Sacuudiga Oo Duqeyn Ka Geystay Yaman

Talaado RBB News:- Ugu yaraan shan ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay duqeyn diyaaradaha dagaalka Sacuudiga ay ka geesteen dhulka buuraha ah ee...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay kala dirtay qarreennadii difaacayay kiiska Badda ee kala...

Isniin, October, 21, 2019 (RBB NEWS)- Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar maalmihii ugu danbeeyay leysla dhaxmaraayay oo sheegayay in dowladda Soomaaliya ay kala dirtay...