Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

May Oo Wajaheysa Caqabado La Xiriira Brexit

Khamiis, November, 15, 2018 (HOL)-Isku dayga ra’iisul wasaaraha Britain Therese May ay baarlamanka dalkaas uga dhaadhicineyso inay ansixiyaan heshiis ay Britain kaga baxeyso Midowga Yurub ayaa wajahaya caqabad hor leh, kadib markii maanta uu is-casilay wasiirkeedii Brexit, Dominic Raab. Raab ayaa bayaan uu soo saaray...

Xildhibaan Sheegay Weerarkii Hotel Saxafi Inuu Ahaa Shirqool la Rabay In Lagu Dilo

Khamiis, November, 15, 2018 (RBB NEWS) -  Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa'id oo u Muqdisho ku qabtay, waxa uu sheegay in weerarkii Jimcihii toddobaadkii hore  lagu qaadday Hotel Saxafi inuu ahaa shirqool la rabay in lagu...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Sagootiyay Amb. Olgan Bakar

Khamiis, November, 15, 2018 (RBB NEWS) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee  Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Turkiga ee Soomaaliya, Olgan Bakar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre oo haddiyado guddoonsiiyay safiir...

Dhallinyarada Soomaalida ee London Iyo Weerarrada Mindiyaha

Khamiis, November, 15, 2018 (RBB NEWS) - Degmada Camden oo ka tirsan magaalada London waxay ka mid tahay qaybaha ay Soomaalidu ka deggan yihiin magaaladaas. Qaar badan oo bulshada Soomaalida ah ayaa halkaasi gaaray si nolol fiican ay uga helaan, ka dib dagaalkii sokeeye...

Sacuudiga oo Dil La Raba “Dadkii Dilay Khaashuqji”

Khamiis, November, 15, 2018 (RBB NEWS) -  Dacwad oogaha guud ee Sacuudiga ayaa codsaday in ciqaab dil lagu xukumo shan qof oo la sheegay in lagu tuhmayo dilka suxufi Jamaal Khaashuqji. Khaashuqji oo ahaa weriye si weyn u dhaliila dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, kaasi...

Dilal Galabta Ka Dhacay Degmooyin Ka Tirsan Magaalada Muqdisho

Khamiis, November, 15, 2018 (RBB NEWS)-  Labo qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay caasimadda Muqdisho galinkii dambe ee Khamiista maanta, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Dablay hubeysan ayaa toogasho ku dilay nin dhallinyaro ah oo magaciisa lagu soo koobay Garaad Yaasiin, waxa uu...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo baaraya weerarkii Hotel Saxafi iyo Tuutihii ay wateen dableydii weerartay

Khamiis, November, 15, 2018 (RBB NEWS)-  Guddi baaritaan ku sameeya qaraxyadii jimcihii la soo dhaafay lagu weerarray Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa maanta la magacaabay, kaddib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga Difaaca Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. War qoraal...

Jaaliyadda Soomaalida Ee Dalka Australia Oo Cambaareeyay Weerar Uu Geystay Muwaadin Somali-Australian Ah

Axad, November, 11, 2018 (RBB NEWS) - Jaaliyadda Soomaalida ah ee dalka Australia  ayaa cambaareeyay weerar uu geystey muwaadin Somali-Australian ah kaasoo uu ku dhintey hal ruux labo kalana ay ku dhaawacmeen. Weerarkan oo uu geystay Xasan Khalif Shire Cali oo 30 sano jir ah...

Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay musharrixiinta Koonfurgalbeed

Axad, November, 11, 2018 (RBB NEWS) - Danjiraha dowladda  Britain ee Soomaaliya,Davin Cocar  ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed iyo musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha ee dowlad-gobolleedka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfurgalbeed,Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa iyo safiirka Ingiriiska ayaa ka wada-hadlay doorashada Koonfurgalbeed  ee...

Latest article

Xukuumada Somaliya Oo Ka Hadashay Adeegyada Udiyaarsan Xujeyda Soamalida.

Arbaco RBB News:- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaacisay in sanadkaan wasaaraddu ay aad u hibisay adeegyada ay helayaan xujeyda Soomaaliyeed ee soo...

Hoggaanka sare ee Midowga Yurub oo markii ugu horeysay haweeney loo dhiibay

Arbaco RBB News:- Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado,16 july 2019 (RBB News):- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye C/rashiid Ibrahim Cali, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA...