Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Shirkad Faransiis ah oo joojisay iibinta xijaab laga cawday

Shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee dharka ciyaaraha iibisa ee Decathlon ayaa meesha ka saartay qorshe ay doonaysay in ay ku iibiso xijaab ay xirtaan dumarka ku orda Faransiiska, ka dib markii ay bulshadu ka cabatay arrintaas. Shirkadda ayaa sheegtay in ay go'aansatay baajinta iibinta dharkaas...

Muxuu yahay Qolfoofka reer Jigjiga ay usoo daawasho tageen?

Arbaco, Feberaayo, 27, 2019 (RBB NEWS) –  Qalfoofkaan oo la aaminsan yahay in uu yahay bina'aadam noolaa waqti laga jooga labo milyan oo sano ka hor ayaa laga helay deegaanka Canfarta ee dalka Itoobiya. Wasaaradda dib u heshiisiinta ee dalkaas ayaana qolfoofkan iyo dadka wadaba bixinaysa...

Gool hayaha Chelsea ee amar diiddada sameeyay oo ganaax la dul dhigay

Gool hayaha kooxda Chelsea Kepa Arrizabalaga ayaa lagu ganaaxay in aan la siinin mushaar hal isbuuc ah, taasoo ciqaab u ah amar diiddadii uu Aaxaddii sameeyay xilli la damcay in la baddalo, markii ay socotay ciyaartii fiinaalka koobka EFL-ka ee ay la yeesheen kooxda...

Pakistan oo soo riday labo diyaaradood oo Hindiya leedahay

Arbaco, Feberaayo, 27, 2019 (RBB NEWS) - Dowladda Pakistan ayaa shaaca ka qaadday inay soo ridday labo diyaaradood oo ah kuwa dagaalka ee dalka Hindiya,iyadoo ku eedeysay inay soo galeen hawadda Kashmir ee dhinaca Pakistan. Warka ka soo baxay dowladda Pakistan ayaa inta ku daray...

Pakistan says it shot down two Indian jets as Kashmir border crisis deepens

Wednesday February 27, 2019 ( RBB NEWS) - New Delhi, India (CNN)Pakistan says its air force shot down two Indian fighter jets over the disputed border region of Kashmir, in a significant escalation of the crisis between the two nuclear-armed powers. India confirmed the loss of...

Buhari oo ku guuleystay doorashadi Nigeria

Arbaco, Feberaayo, 27, 2019 (RBBNEWS)-Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ku guuleystay doorashadi Sabtidi ka dhacday dalkaasi, isaga oo Nigeria maamuli doono afarta sano ee soo socota. Kaddib marki lasoo gaba gabeeyay Talaadadi tirinta codadka marka laga reebo hal gobol, ayay guddiga doorashada sheegeen in...

‘It’s A Dream Come True’: Female Genital Mutilation Survivor Celebrates Subject’s Addition To School Curriculum

By Adam Bloodworth, Freelance News Editor Monday February 25, 2019 (RBBNEWS) - Hibo Wardere underwent female genital mutilation when she was six years old. Also known as being ‘cut’, the horrific procedure involves removing external parts of the female genitalia. More than forty years...

Qof “af duubtay” diyaarad Dubai u socotay oo toogasho lagu dilay

Isniin, Feberaayo, 25, 2019 (RBB NEWS)- Qof rakaab ah oo looga shakiyay in uu isku dayay in uu af duubto diyaarad ukala duulaysay Bangladesh iyo Dubai ayay toogasho ku dileen ciidammada sida khaas ah u tababaran ee Bangladesh, sida ay warbaahinta guduhu ku warrantay. Qofka...

Gobolka Hiiraan : xarumo Al-shabaab oo la duqeeyay

Isniin, Federaalka, 25, 2019 (RBB NEWS) - Saqdii dhexe ee xalay ayaa lagu waramayaa in diyaarado dagaal duqeymo ka geysteen xarumo Al-shabaab ay ku leeyihiin deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Wararku waxaa ay sheegayaan in gaarr ahaan duqeynta lagu bartilmaameedsaday deegaanno u dhaxeeya  Magaalooyinka Baladweyne...

Storm at Sea: Hidden players in Kenya-Somalia spat

Monday February 25, 2019 (RBBNEWS) - Kenyan authorities are blaming external players with interests in oil, gas and fishing for the ongoing diplomatic spat with Somalia over the common border in the Indian Ocean. The diplomatic flare-up is also being seen as arising from emerging regional...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis, 22 August 2019 (RBB News):- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednayo C/naasir Maxamed Maxamud, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis, 22 August 2019 (RBB News):- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Cali Cumar Maxamed, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Khamiis RBB News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...