Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Nawaz Sharif oo lagu xukumay toban sano oo xabsi ah

Jimco, July, 06, 2018 (RBB) – Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa toban sano oo xabsi ah ku xukuntay ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif, kaddib markii ay ku heshay dambi ah eedeymo musuqmaasuq. Sidoo kale Maxkamadan ayaa waxaa ay ku xukuntay min toban...

Midowga Yurub : Imaaraadku ha ixtiraamo madax-bannaanida dhulleed iyo Qarannimada Soomaaliya

Jimco, July, 06, 2018 (RBB) – Baarlamaanka Midowga Yurub oo kulan yeeshay ayaa War uu ka soo saaray xaalada Soomaaliya, waxaa uu ku dalbaday in Soomaaliya laga daayo fara-galinta shisheeye ee lagu hayo. Qaraarkan ayaa wax-yaabaha ku qornaa waxaa ka mid ahaa mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee...

‘Istanbul’ increasingly popular name for Somali girls

More and more people in Somalia are giving their girls the name Istanbul, inspired by Turkey’s most populous city, as Turks continue forging strong ties and sending aid to Somalia. Muhtar Mohammed, an artist in the Horn of Africa country, is one of those who...

Ethiopia’s Somali Regional State Denies Torture Claims

Ethiopia’s Somali regional government has forcefully denied allegations of systemic torture at Jijiga Central Prison, setting the stage for a potential showdown with Prime Minister Abiy Ahmed. The denial comes on the heels of an in-depth report from Human Rights Watch documenting the scope of...

An 85 year old women raped in IDP Camp in Jowhar

An 80-year-old was beaten and raped inside the Jilayaale IDP  Camp in Jowhar of middle Shabelle Somalia. The 85-year-old women Madina Ali Kay Osman was later admitted to a hospital in Jowhar town and investigations are still on by the security forces where several people...

Keep off Somalia, EU Parliament lambastes UAE

The European Union has denounced the United Arab Emirates demanding it ends with immediate effect ‘acts of destabilisation’ in Somalia making it the foremost global body to reign in on the Gulf nation a year on into the Gulf Crisis. In a resolution Thursday, the...

Baarlamaanka Yurub : Sacuudiga Iyo Imaaraadka Waxaa Ay Soomaaliya Ku Ciqaabeen Mowqifkeeda Dhex-dhexaadka

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa la sheegayaa in todobaadkan ay qaraar ka soo saareen arrimaha Soomaaliya iyaga oo Riyadh  iyo Abu-dhabi  ku cambaareeyay sida ay ula dhaqmaan Muqdisho Baarlamaanka midowga Yurub ayaa dalka Imaaraadka ku dhaleeceeyay in Soomaaliya uga aargoosanayaan  mowqifka dhex dhexaadnimada ah ee ay...

Falanqeyn Ku Saabsan Doorashada 2020

"bishii March 2018, Soomaaliya sanadka 2020-ka waxaa lagu heshiiyay in ay ka dhacdo nidaam-ka doorasho ee PR ama “proportional representation”. Waxaa sidoo kale  horraantii bishii lasoo dhaafay arrintaasi ka marag kacay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxbanaan ee Soomaaliya Xaliima Ismaaciil Yareey. Nidaam-kan doorasho waa nidaam xisbi ah,...

Djibouti Oo Laga Hirgeliyay Zone Ganacsi Oo Xor Ah

Waxaa ka furmay magaalada Djibouti Madasha dhaqaalaha Afrika iyo shiinaha waxaana ka qeyb-galaya Madax ka tirsan qaaradda Afrika. Madaxda ka qeyb-galaya madasha Dhaqaalaha Afrika iyo Shiinaha waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir Madaxweynaha Ruwanda Paul Kagame, ra’iisulwasaaraha...

Turkiga Oo Macsalaameynaya Ra’iisulwasaarahoodii Ugu Dambeeyay

Iyada oo waddanka Turkiga uu u guuray dhaqan gelinta xukunka Madaxweynaha, hadana ra’iisulwasaaraha hadda talada haya Binali Yıldırım waxaa uu noqonayaa ra’iisulwasaarihii ugu dambeeyay oo soo mara dalkaasi. Turkiga waxaa soo maray 65 ra’iisulwasaare waxaa uuna hadda doonayaa madaxweyne Erdoğan in uu meesha ka saaro awoodda...

Latest article

Idaacadda Banadir Oo Maalintii Labaad U dabaaldageysa Sanadguuradii 19-aad

22- Febraayo 2019 (RBB News) - 19 Sano ayaa kasoo wareegatay Markii ay hawada kusoo biirtay idaacadda banaadir Ee magaalada Muqdishu, Maantana waxaan u...

Poet accused of insulting government ‘must be freed’

February 21, 2019 ( RBBNEWS) – Amnesty International is demanding the immediate release of a Somali poet who has been detained in the self-declared republic...

Withdrawal of 1,000 Burundian soldiers from Somalia begins

Friday February 22, 2019 ( RBBNEWS) - NAIROBI, Kenya — An official in Burundi says the withdrawal of 1,000 Burundian soldiers from the African Union...