Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

France and Germany no longer acknowledge US leadership in global trade

France and Germany acknowledge the escalating nature of an emerging “trade war” with Washington; the US now stands alone against China. During the G20 summit in Buenos Aires, the French Finance Minister Bruno Le Maire warned his counterparts that Washington is moving towards the “law...

Shabaab releases photos from inside joint US-Somali-Kenyan base

Following an intense battle yesterday at the joint US-Somali-Kenyan base near Bar-Sanguuni in southern Somalia, Shabaab has released photos claiming to show its fighters within the base. The photos were first uploaded to its Radio al Furqan website before being republished at more unofficial sites,...

DFS Oo Isbedel Ku Sameysay Ciidamadii Ku Sugnaa Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isbedal ku sameysay ciidamadii xasilinta ee ku sugnaa wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Dhammaan barihii ay ciidamadaasi ku sugnaayeen ayaa waxaa la geeyey ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya, kuwaasi oo aammaanka wadadan la wareegay. Mukhtaaq Nuur Geesey...

Shirka Caalamiga Ah Ee Waxbarashada Sare Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho

Muqdisho, July 24, 2018 –Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka waxbarashada sare ee bulshooyinka colaadaha kasoo kabanaya. Shirkaan oo sannadkiiba mar la qabto, qaban-qaabadiisana ay leedahay...

Imaaraadka oo guuldarro kala kulmay kiiskii dacwada maxkamada ICJ ee Qatar

Hague (RBB) – Maxkmadda caalamiga ah ee caddaaladda ee ICJ ayaa shalay ridda xukun ka dhan ah dalka Imaaraadka Carabta, ayada oo dalkaas ugu baaqday inuu mideeyo qoysaska reer Qatar, islamarkaana joojiyo xadgudubka jinsi ee ka dhanka ah. Imaaraadka, Sacuudiga, Masar iyo Bahrain ayaa horey ugu...

Faahfaahin: Heshiis buuxa oo laga gaaray murankii XAJKA

Muqdisho (RBB) – Wasaaradda diinta awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya iyo shirkadaha diyaaradaha ee ka qeyb galaya arrimaah Xajka ee sanadkaan ,ayaa waxa ay hehsiis ka gaareen khilaafkii ka dhashay arrimaha xajka. Ku simaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha wasaaradda oo...

Danjire Micheal Keating Mustaqbalka Soomaaliya Waxaa Uu Ku Jiraa Gacanta Soomaalida

Muqdisho-(RBB)-Wakiilka Gaarka  ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire  Michael Keating oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ku saabsan Xaaladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay ku socota Waddo wanaagsan,islamarkaana loo baahan yahay in...

How To Pick The Right Lawyer

Whether you are drafting a will or a trust, buying or selling real estate or getting a divorce, it is important to select the best attorney possible. Read on to find out what tips you can use to make sure that you are picking...

Xilliga uu qofka canug u dhalanayo waa mid ka mid ah waqtiyada ugu qiimaha badan noloshiisa, hasayeeshee aabayaasha oo dhan uma ay suuragasho inay indha saaraan marka ilmihiisu uu...

Askari Mareykan ah ayaa Sabtidii isku dayayay inuu u safro gurigiisa oo ku yaal magaalada Brandon ee gobolka Mississippi ee waddankaasi, kaddib markii xaafkiisa la dhigay qolka dhalmada, hasayeeshee safarkiisii ayaa waxaa ku yimid hakad kaddib markii uu dhib u dhacay duulimaadkii uu raaci...

15 Best High Fiber Foods for Fast Weight Loss

High fiber foods provide some of the most important substances that our bodies need to process food and the substance fills us up. The good news is that foods high in fiber are so filling, they help with weight loss in the process. Fiber slows...

Latest article

Dhageeyso: Barnamijka Deegaan ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka deegaan waxa soo jeedinayo Cabduqaadir Cisman Indhoy, farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka:    

Dhageeyso: Barnaamijka faqidaada wararka 24-ka saac ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka waxa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni. Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka: 

Dhageeyso: Warka Habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 25/4/2019

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo Cali Cumar Somali, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso warka: