Home Authors Posts by Ismaaciil Maxamud Wadani

Ismaaciil Maxamud Wadani

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Maxamed Cumar Maxamud,  Farsamadu, Waa Raxma Aadan Ibraahim, (Sharaf) HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maxamed Cumar maxamud, iyo Maandeeq Aweys Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma Aadan Ibraahim (Sharaf)  HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Sadaam Yuususf Socdaal, Farsamadu, Waa Raxma Aadan Ibraahim (Sharaf)  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dadkii Kaqaxay Fatahaadihii Oo Dib Ugu Laabanayo Baladweyn.

Sabti RBB News:- Qoysaskii ka barakacay fatahaadii cusleyd ee dhawaan ku dhufatay magaalada Beledweyne ayaa hadda bilaabay in ay si tartiib tartiib ah u soo guryo nodaan, kaddib markii ay magaalada ka baxeen biyihii ku dhuftay Laakiin marka laga soo tago khasaaraha nafeed oo ay...

Hirshabelle Oo Magacawday Gudiga Maareynta Lacagihii Fatahada

Sabti RBB News:- Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay guddiga sida uu sheegay maareyn doona dhaqaalaha loogu talagalay dadka ay Fatahaadu saameysay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne  Waare ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 15-xubnood, waxaana ay isugu jiraan Ganacsatada...

Waqtiga laga qaadayo Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Sabti, RBB News–Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay kaga doodeen qaraar ay soo gudbisay dowladda UK oo ah qalin-hayaha Soomaaliya ee Golaha Ammaanka. Qaraarkan ayaa ahaa cunaqabateynta hubka iyo ka ganacsiga dhuxusha, waxaana Golaha ay ugu dambeyn...

Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Xildhibanada Gollaha Shacabka?

Sabti RBB News:- Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka waxaa uu ayaa ah Akhrinta koowaad Hindise Sharciyeedka Daawada, Akhtinta 1aad Xisaab Xirka 2018 iyo Akhtinta 2aad Hindise Sharciyeedka Naqshadaynta Magaalooyinka. Guddoomiyaha...

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maandeeq Aweys Maxamed iyo Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednayo Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Latest article

Kuwait calls for respecting Somalia’s sovereignty, political independence

Sunday November 17, 2019 – (RBB NEWS) – (MENAFN - Kuwait News Agency (KUNA)) NEW YORK, Nov 16 (KUNA) -- Kuwait on Saturday reiterated calling...

Somalia Telecom Hormuud denies Shabaab links

Sunday November 17, 2019 – (RBB NEWS) – Somalia’s largest telco is fighting back claims it aided militant groups to attack communication structures in Kenya...

Former president calls for respect of law and legal dispute resolution

November 17, 2019 – (RBB NEWS) – MOGADISHU "Former President Abdikasim Salad has called on politicians in the country to uphold rule of law and...