Home Authors Posts by tusmo

tusmo

Sargaal ka Tirsan Dowlada Somaliya oo Lagu Xayiray Garonka Degmada Dinsoor.

Wararka ka imaanaya gobalka baay ayaa waxa eey kusoo waramayaan in sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada somaliya lagu xanibay  Garoonka diyaaradaha degmada Diinsoor ee Gobalkaasi. Sarkaalkan ayaa waxa lagu magacaba Axmed Cabdullaahi Aadan,waxaana uu ka tegay Magalada baydhabo oo ah Xarunta Gobolka Baay. Isagoo lahadlay idaacada...

Alshabaab oo Madaafic ku Weraray Saldhig Ciidamada Jabuuti ku Leyihin Degmada Jalalaqsi

Dagaalyahana ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa waxa eey werar madaafiic ah eey ku qaadeen saldhigyo o ey cidamada jabuuti ku leeyihiin degmada jalalaqsi ee gobalka hiiraan Waxana weerarkaas ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac sida eey idaacda banaadir u xaqiijiyeen dad ku sugan...

RW Soomalia Ayaa la Filaaya in uu Dhagax Dhigo Waddada Isku Xitro Afgooye iyo Muqdisho

Iyadoo oo maanta eey xiranyihiin qaar kamid ah wadooyinka magalada muqdisho sababa la xariira in dhagax dhig lagu sameyo wadada isku xirto afgooye iyo muqdisho. Ra'isul wasaaraha xukuumada federaalka somaliya mudane xasan cali kheyre ayaana la filaya in uu maanta soo gaaro halkaasi si uu...

Dowlada Kiinya oo Shuruud ku Xertay Xalinta Khilafadka Kala Dhaxeya Dowlada Somaliya

Xili maalmihi udanbeyay uu socday khilaaf xoogan oo so kala dhaxgalay xirirka dowladaha somaliya iyo kenya ayaa waxa Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay 3 Shuruudo hordhac u noqon kara inay DFS ka wada hadlaan Khilaafka ka yimid Muranka ka dhashay Xaraashka ay Somalia ku...

Kooxa burcado oo xalay dalka Koonfu Afrika dil ugeestay muwaadin Soomaaliyeed

Wararka ka imaanaya dalka koonfur Africa ayaa  kusoo waramaya in muwaadin somaliyeed oo ku nool magaalada port elizabeth e dalkaasi xalay dil loo geeystay. Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay weeraray muwadinka somaliyeed kaasi oo goob ganacsi ah kulaha halkaasi iyagoona dil ugu geeystay...

qaar kamida ah wadooyinka muhiimka ah ee muqdisho oo xeran saakay,

Waxaa maanta xeran qaarkamid ah wadooyinka magalada muqdisho iyadoona lagu arkayo ciidamo katirsan dowlada soomaliya kuwaas o halkaasi ku celinaya gawaarida u kala gudbaya degmoyinka gobalka banaadir Ciidamada dowladda yaa waxa ey xireen isgoysyada Isgoyska Taleex, Tarabuunka, Banaadir,Wadada 30-ka iyo kuwo kale,waxaana dadka Shacabka ah...

Dhageyso: Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 8:00 AM

Axad 17 Feebarayo 2019 (RBB News) – Warka subax Waxaa soo jeedinayo Xassan Nasiib Maxamed, Farsamadii waa Maxamed Cabdullahi Abukar   HALKAAN KA DHAGEYSO WARKA:

Dhageyso:- Barnaamijka Fallaanqeynta Wararka Ee Radio Banadir 103.4mhz, 9:00 PM.

Axad 17 Feebarayo 2019(RBB News) - Barnaamijka Waxaa soo jeedinayo Maxamed Cumar Maxamd, Farsamadu waa C/raxmaan C/dulle Rooble.   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-  

Qaxootiga ku nool Dhadhaab Oo Kabaqanaya talaabada xigta Ee Dowlada Kiinya ay qaadi doonto.

Axad 17 Feebarayo 2019 (RBB News) - Shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga Dadab ee dalka kenya ayaa ka warsugaya talaabada xigi doonta kadib xiriirkii xumaaday ee u dhaxeeya dowladaha Kenya iyo soomaaliya. Xukuumada Nairobi ayaa sabtidii shalay ku amartay in si deg deg...

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Bandir 103.4mhz, 8:00 PM.

Axad 17 Feebarayo 2019 (RBB News) - Warka Habeenimo Waxaa soo jeedinayo Maxamed Cumar Maxamud, Farsamadii C/raxman C/dulle Rooble   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Latest article

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Axmed Dirir  Nuur Farsamadu Waa Faarax Cabdullahi Aadan.    HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Banaan Bax Ka dhacay Itoobiya Oo Dad Shacab ah Lagu Dilay.

Jimco RBB News:- Afar ruux ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada Hawassa ee dhacda koonfurta Ethopia halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kadib...

Howlgal Lagu Baadi goobayo Somali Iyo Dad Kale Oo Cape-Town Laga Sameeyay.

Jimco RBB News:- Milatariga koonfur Afrika ayaa howlo roondo ah ka bilaabay Khamiista maanta ah magaalada ku yaal caasimada Cape Town kadib amar ka...