Home Authors Posts by Sadaam Socdaal

Sadaam Socdaal

Baaq loo diray Soomaalida Suudaan kunool

ِKhamiis, 11 April 2019 (RBB News) - Soomaali badan oo isugu jira Arday iyo Ganacsato ayaa ku sugan Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudan oo maanta ay ka jirto xaalad adag. Safaarada ayaa ugu baaqday dadka Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan meelaha ay ka socdaan...

Isu soo bax maanta ka dhacay Garowe

Khamiis, 11 April 2019 (RBB News) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb-galay isu soo bax Roob doon ah oo Eebbe lagu waydiisanayo raxmaddiisa, maadaama dalka ay ka jirto abaar saamayn xooggan ku yeelatay nolosha dadka...

WAR DEG DEG: Madaxweeynaha Dalka Sudaan oo Xukunka laga Riday

Khamiis, 11 April 2019 (RBB News) - Wararka naga soo gaaraya dalka Suudan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka Milatariga Suudaan ay xilka ka tuureen Madaxweynaha Suudan Cumar Xasan Al-Bashiir. Warbaahinta dalalka Carabta ayaa tabisay in Ciidanka ay ku dhawaaqeen tilaabooyin muhiim ah oo ka...

Warka Subax ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis, 11 April 2019 (RBB News) - Warka subax waxa soo jeedinayo Cabdinaasir Maxamed Maxamud, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

Khamiis, April, 11, 2019 (RBB News) – War ka soo baxay taliska Mareykanka ee Africom ayaa lagu faah faahiyay howlgallo iyo duqeyn ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe. Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada Soomaalida oo kaashanaya kuwa Mareykanka ay bartilmaameedsadeen...

Mareykanka oo sheegay in kaalmada uu siiyo Soomaaliya ay si toos ah u gaarto cida ay quseyso

Khamiis, April, 11, 2019 (RBB News) – Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo ka hadlay kaalmada uu Mareykanku siiyo Soomaaliya iyo sida loo maamulo ayuu sheegay in Mareykanku mar walba ku dadaalayo in aan la musuqmaasuqa gargaarka loogu talagalay dadka dhibaateysay iyo xitaa...

Garoowe: Haweenay u geeriyootay Kufsi

Arbaco, April, 10, 2019 (RBB News) – Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe, waxaa ku geeryootay haweenay la sheegay in la kufsaday kaddibna la dilay, sida laga soo xigtay saraakiisha isbitaalka. Haweenayda oo da'ahaan lagu qiyaasay 30 jir ah ayaa la sheegay labo nin oo u...

Faah faahin ka so baxday Qaraxi ka dhacay Boosaaso

Arbaco. April, 11, 2019 (RBB News) - Ugu yaraan lix askari ayaa ku dhaawacmay qarax xalay ka dhacay bartamaha magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso, sida laga soo xigtay saraakiisha. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa nooca dhulka lagu aaso , waxaana lagu beegsadey gaadiid ay...

WAR DEG DEG: Qarax ka dhacay magaalada Bossaso

Arbaco, 10 April 2019 (RBB News) - Wararka nago soo gaaraaya magaalada boosasso Xarunta ganacsiga maamul goboleedka Puntland in ay askar ka tirsan ciidamada mamulka puntland qarax lugu soo weeraray, waxana ka dhintay ila hada 4 askari ka tirsan ciidamadaasi. Ila hada cid ma sheeganin...

Kheyre oo kulamo ka wadda Mareykanka

Arbaco, 10 April 2019 (RBB News) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington waxa uu kulan kula qaatay madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka, David Malpass. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka ayaa ka...

Latest article

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha ee Radiobanadir 103.4MHZ

Axad RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:- Zadaam Socdaal Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Xubno katirsan maamulka gobolka Gedo oo lagu gowracay Beled Xaawo

Axad RBB News:- Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in magaaladda Beled Xaawo lagu arkay meydadka saddex ruux, kuwaasi oo laba kamid ah...

Mw Waare oo shaqada ka joojiyay Wasiir eedeyn u jeediyay Df

Axad RBB News:- Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa xayiraad wuxuu kusoo rogay xafiiska wasiiru dowlaha madaxtooyadda dowlad goboleedkaasi, sidda ay ogaatay Warbaahinta...