Home Authors Posts by Sadaam Socdaal

Sadaam Socdaal

Faah faahin ku saabsan Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Khamiis, 07 Maarso, 2019 (RBB News) - Qarax xoogan oo jugtiiisa siweyn looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goor dhaw ka dhacay inta u dhaxeysa taallada Xaawo Taako iyo Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa gaari waxyaabaha...

WAR DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Arbaco 7 Maarso 2019 (RBB News) - Goor dhaw ayaa dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqalay xaafadaha magaalada muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho waxaana la maqlayaa rasaas goos-goos ah oo ka dhaxeysa goobta qaraxuu ka...

Wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga oo la faray in ay adeegsadaan cinwaannada rasmiga ah ee dowladda

Arbaco 7 Maarso 2018 (RBB News) - Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa sheegay in wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga laga doonayo in ay ka shaqeysiiyaan barahooda internetka, isla markaana ay adeegsadaan emailo laga sameeyay xafiisyada ay maamulaan oo leh astaanta .gov.so ee u gaarka...

Puntland oo sheegtay in la xaliyay xiisad ka dhalatay Suuq la xiray

Khamiis, 7 Maarso 2019 (RBB News)- Maamul gobollleedka Puntland ayaa sheegay in ay lagu guuleystay xalinta xiisad ka dhalatay amar ka soo baxay markii hore maamulka oo lagu xiray Suuq Kalluunka ee ku yiilay marsada Boosaaso.  Wasiirka Wasaarradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda maamul gobolleedka Puntland...

Warbixin: Soomaali ka Tartamaysa Doorashada Gobollada Holland

Khamiis 7 Maarso 2019 (RBB News) - Doorashada gobollada dalka Holland ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 20-ka bishan, waxaana ka qaybgalayo labo dhalinyaro Soomaalida dalkaasi ku dhaqan oo xisbiyo kala duwan u tartamaya. Gobollada Koonfurta iyo Waqooyiga Holland, oo ah magacyada gobollada ugu caansan dalkaasi...

Dhageeyso: Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 7/3/2019

Arbaco 7 Maarso 2019 (RBB News) - Warka Subax waxaa soo jeedinayo Cabdikaafi xuseen sheekh, Farsamadu waa Cabdiraxmaa Aadan. HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:

Dil Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Khamiis 7 Maarso 2019 (RBB News) - Wararka aanu ka heleyno degmada Boondheere ee gobolka Banadir ayaa sheegey in koox hubeysan ee toogteen haweyney si weyn loga yaqaaney gudaha degmadaasi. Isla markaan ka mid eheyd dadki wax ka soo xuley xildhibaanada barlamanka Soomaaliya. Xiriiro kala...

Dhageeyso: Barnaamijka Faaqidaadda Wararka 24-ka Saac ee Radio Banadir

Arbaco 6 Maarso 2019 (RBB News) - Barnaamijka waxaa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni Farsamadu waa Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble HALKAAN KA DHAGEEYSO BARNAAMIJKA:  

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka hor yimid qoraalkii madaxtooyada Soomaaliya ka soo saartay kulankii Nairobi

Arbaco, Maarso, 06, 2019 (RBB News) – Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame ayaa siweyn uga soo horjeestay qoraalkii madaxtooyada Soomaaliya ka soo saartay kulankii Nairobi ku dhaxmaray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya. Wuxuu arin qalad ah ku...

Dhageeyso: Warka Habeeimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 6/3/2019

Arbaco 6 Maarso 2019 (RBB News) - Warka jabeen waxaa soo jeedinayo Faisal Bile Cali. Farsamadu waa Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble  HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:

Latest article

Dhaq dhaqaaq oo laga dareemayo wadada u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad

Talaado RBB News:- Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen wadada u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad,...

C/rashiid Xiddig oo si kulul kaga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Mw Axmed Madoobe

Talaado RBB News:- C/rashiid Maxamed Xiddig Oo sheegtay 22 Bishii Hore Ee Augusto in loo doortay Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxa uu ka hadlay arimo culus...

Hogaamiyaha Daacish oo sheegay in dhowr jeer ay dilal iyo qaraxyo ka geysteen Soomaaliya

Talaado RBB News:- Hoggaamiyaha guud ee ururka Daacish, Abuubakar Al-Baqdaadi oo soo duubay cod maqal ah ayaa ka hadlay howlgalladdii ugu dambeeyey ee ay kooxdu...