Home Authors Posts by Sadaam Socdaal

Sadaam Socdaal

Dhageyso:- Darawal mooto Baajaaj waday oo Muqdisho lagu dilay.

Sabti 26 Janaayo 2019 (RBB News) - Askarigan katirsan ciidamda dowlada ayaa risaas kufuray darawalka waday Bajaajta kadib markii ay wada murmeen.   Askariga ayaa saarnaa baajaaj kale oo dhinac mareysay wiilka ladilay. Dhacdadan ayaa waxa ay ka dhacday xaafada Kaawo Godeey ee degmada Dharkeenleey ee Gobolka...

Dhageyso:- Warka Duhurnimo ee Radio Banadir 103.4mhz 1:30pm.

Sabti 26 Janaayo 2019 (RBB News) - Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinayo Maxamed Cumar Maxamud iyo Maandeeq Aweys Maxamed,Farsamadu waa Cabaas Axmed Fiidow.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Dhageyso:- Warka Habeenimo ee Radio Banadir 103.4mhz 8:00pm.

Jimco 25 Janaayo 2019 (RBB Newss) - Warka habeenimo ee Radio Banadir waxaa aqrinaayo Bashiir Cali Daahir (Caana-Booro), Farsamadu waa Cabaas Axmed Fiidow.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

UN names members of international inquiry into Khashoggi murder

Friday, 25 January 2019 (RBB News) - The United Nations human rights office said on Friday that a team of international experts would conduct an inquiry into the murder of Saudi journalist Jamal Khashoggi. Agnes Callamard, UN special rapporteur on extrajudicial, summary or arbitrary executions told Reuters news...

Amaanka magaalada Garoowe oo aad loo adkeeyay iyo Mas’uliyiintii ugu badnaa Oo kuwajahan.

Jimco, 25 Janaayo 2019 (RBB News) - Magaalada Garowe ee xarun Gobolka Nugaal waxaa laga dareemayaa diyaar garowga calema saarka madaxweynaha mamulka Puntiland Saciid C/llahi Denni. Ciidamo isugu jiro bolis iyo millatari ayaa lagu arkayaa wadooyinka waaweyn ee Magalada Garowe. 26 Bisha Janaayo oo berito sabti...

Taliska Mareykanka Oo Duqeyn ku dilay Saraakiil Katirsan Alshabaab .

Jimco 25 Janaayo 2019 (RBB News) - Howl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha Ururka Al-Shabaab ay ku leeyihiin Soomaaliya. Af-hayeen u hadlay Africom, ayaa Wakaaladda wararka ee AP u sheegay in wixii xog...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo ku guulestay in ay damiyaan dab xalay saq dhexe ka kacay Muqdisho.

Jimco 25 Janaayo 2019 (RBB News) Maamulka gobolka Banaadir iyo shirkada Hormud Telcom ayaa siwada jir waxa ay ugu guuleysteen in la damiyo dab xalay  ka kacay suuqa weyn ee degmada wadajir Abaaro 12:30 saq dhexe. Dabkaasi waxa uu burburiyay qeybo ka mid ah suuqa...

Dhageyso:- Barnaamijka Fallaaqeynta Wararka 24-Saac ee Radio Banaadir 9:00pm.

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) - Barnaamijka waxaa idiin soo jeedinayo Maxamed Cumar Maxamuud, waxaa farsameynayo Cabaas Axmed Fiidoow   HALKAN KADHAGEYSO Barnaamijka :-

Dhageyso:- Maxaa dhici karo haddii uu Madaxweyne Farmaajo ka qeyb galo Caleema Saarka Madaxweynaha Puntiland?

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) - Maamulka Puntiland ayaa magaalada Garoowe kucasuumay mas'uuliyiin iyo madax aan Siyaasada Somaliya saaxiib ku ahayn kuwaa kawada qeyb gali doono caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Saciid C/llahi Denni. Xubnaha hogaaminaya Dowlada iyo Mucaaradka ayaa lagu wadaa in...

Haweeney Iyo Seygeeda oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Hiiraan.

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) - Wararka ka imaanaya degmada maxaas ayaa waxa eey shegayan in meel baadiya ah oo udhaw deegankasi uu ka dhacy dil. Waxana la sheegay in dilkaasi loo geeystay haweeney iyo seygeeda kadib markii lagu weraray guri eey kaga sugnaayeen...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Barnaamijka faaqidaada wararka 24-saac Waxaa Soo Jeednayo Axmed Dirir Nuur Farsamadu Waa C/raxman Maxamed Adamd  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qadir Cusman Indhoy  :Farsamadii:-C/raxman Maxamed Adam  HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaano cusub

Axad, RBB News – Ciidamadda Xoogga Soomaaliya qaybta HirShabelle ayaa maanta oo Axad ah la wareegay gacan ku haynta degaanka Buurwayn ee gobolka Hiiraan. Tuulada oo...