Home Authors Posts by Sadaam Socdaal

Sadaam Socdaal

Halkee ku dambeeyaa sharcigii kufsiga ee sannadkii hore la ansixiyey?

Isniin 4 Maarso 2019 (RBB News) - Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shirweyne ku saabsan arrimaha dumarka, kaasoo soconaya muddo seddex maalmood ah, waxaana isugu yimid ilaa 300 oo xubnood u badan haween ka kala socda gobollada dalka. Muddadaas waxay ka hadli doonaan, sida ay...

Dhageeyso: Warka Habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 4/3/2019

Isniin 4 Maarso 2019 (RBB News) - Warka Waxaa soo jeedimayo Cabdikaafi Xuseen Sheekh, farsamadu wa Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble. HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:

Dhageeyso: Barnaamijka Faaqidaadda Wararka 24-ka Saac ee Radio Banadir 103.4

Isniin 4 Maarso 2019 (RBB News) - Barnaamijka waxaa soo jeeinayo Maxamed Axmed Keeni, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Cabdlle Rooble. HALKAAN KA DHAGEEYSO BARNAAMIJKA:

Shabaab dilal fulin jiray oo Muqdisho lagu qabtay

Isniin 4 Maarso2019 (RBB News) - Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ayaa qabtay saddex nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabab oo qorshaynayey inay dilal ka gaysteen magaalada. Raggaas ayaa sida dawladdu sheegtay qirtay shirqoolka ay maleegayeen. Saddexdan dhallinyaro ayaa la sheegay inay magaalada...

Dowladda Soomaaliya: Arrimaha badda wada hadal kama furna

Isniin 4 Maarso 2019 (RBB News) - Iyadoo dhawaan uu meel sare gaadhay khilaafka diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya, oo salka ku yaha muranka lahaanshaha meelo ka mid ah badda u dhaxeysa labada dal, ayey mas'uuliyiinta Soomaaliya hoosta ka xariiqeen mowqifkooda kama dambeysta ah. Ra'iisul...

Renowned Egyptian news photographer Shawkan released from prison

Isniin 4 Maarso 2019 (RBB News) - Award-winning Egyptian photojournalist Mahmoud Abu Zeid, widely known as Shawkan, has been released in his country after more than five years in prison. The photographer, who was arrested while covering a crackdown on anti-military protests back then, was freed...

Dhageeyso: Warka Galabnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 4/3/2019

Isniin 4 Maarso 2019 (RBB News) - Warka galab waxaa soo jeedinayo Shariifo Jimcaale Xuseen, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Aadan. HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:  

Arrimo kusoo kordhay Cadaado, walaacna ku abuuray Galmudug

Isniin 4 Marso 2019 (RBB News) - Ciidamo ka kooban kuwa nabad suggida federaalka iyo kuwa xoogga dalka ayaa shalay la wareegay madaxtooyadii hore ee maamulka Galmudug ee magaalada Caddaado. Waxa ay arrintan dhacday xilli uusan wanaagsanayn xiriirka ka dhaxeeya dowlad goboleedka Galmudug iyo Federaalka,...

Howlgalka xasillinta Gaalkacyo oo dad badan lagu xir xiray

Isniin, Marso, 04, 2019 (RBB News) - Ciidanka amniga Puntland oo saddexdii maalin ee u dambeysay howlgallada ka waday magaalada Gaalkacyo ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay,iyadoo howlgalka inta uu socday lagu xiray ku dhawaad 60 ruux oo dhallinyaro u badan. "Dhallinyaro is kooxeysatay...

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo goor dhaw Beledweyne lagu dilay

Isniin, Marso, 04, 2019 (RBB News) - Rag hubeysan ayaa saakay ku dilay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne sarkaal ka tirsanaa militariga Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Cumar Cabdi Mahad. Sarkaalkan ayaa ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana uu hadda la...

Latest article

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Dalka Cumaan uga qeyb galay Kulan la xiriiray Horumarinta waxbarashada.

Talaado RBB News:- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa  Magaalada Muscat ee dalka Oman kullan kula...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Laanta Fulinta ee Degmada...

Talaado RBB News:- Kulan wadatahsi ah oo ay ka qeybgaleen madaxa maamulka Degmada, Ciidamada Nabad galyada, aqoonyahanka,isla markaana looga hadlaayey la socodka adeegyada lagama maarmaanka...

Banaanbax xoogan oo lagaga soo hor jeedo shirkii lagusoo afmeeray Dhuusmareeb oo ka dhacay...

Talaado RBB News:- Banaanbaxan oo ahaa mid ballaaran, islamarkaana looga soo horjeeday shirkii dib u heshiisiinta ee xalay lagu soo gabagabeeyey Dhuusamareeb ayaa saaka ka...