Home Authors Posts by Sadaam Socdaal

Sadaam Socdaal

Wasiir Beyle oo digniin u diray ganacsatada aan canshuurta bixin

Khamiis 14 Feebarayo 2019 (RBB News) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr ; Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, Wasiirka ayaa Maanta ka hadlay xaaladda dhaqaale ee Dalka,  miisaaniyadda Sanadkan iyo caqabadaha ka taagan canshuur bixinta. Wasiirka oo la hadlayay Saxaafadda ayaa digniin adag u jeediyay gacansatada aan bixin...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Guddiga Badbaadinta Iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Khamiis 14 Feebarayo 2019(RBB News) - Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulankiisii ugu horreeyay maanta la qaatay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka. Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddiga talo ka siiyay hannaanka ay u gudanayaan waajibaadka...

Dhageyso:- Warka Duhurimo Ee Radio Banadir 103.4mhz, 1:30 PM.

Khamiis 14 Feebarayo 2019 (RBB News) - Warka Waxaa soo jeedinayo Xasan Nasiib Maxamed Iyo  Amran Xaaji C/qaadir,Farsamadu waa Cabaas Axmed Fiidoow.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Dhageyso:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4mhz, 8:00 PM.

Khamiis 14 Feebarayo 2019 (RBB News) - Warka waxa soo jeedinayo Xasan Nasiib Maxamed Xuseen, Farsanada Waa C/raxmaan Maxamed  Aadan.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Dhageyso:- Barnaamijka Fallaanqeynta Wararka Ee Radio Banadir 103.4mhz, 9:00 PM.

Arbaco 13 Feebarayo 2019(RBB News) - Barnaamijka waxaa soo jeedinayo Maxamed Cumar Maxamud, Farsamadu waa C/raxman C/dlle Rooble.   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:- 

Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed Oo La dhameystiray.

Arbaco 13 Feebarayo 2019 (RBB News) - Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen)  ayaa ku dhawaaqay xubnihii ka dhinnaa Golaha Wasiirada maamulkaasi oo ka kooban 15 Wasiir, halka wasiir ku-xiggeenada la magacaabay ay gaarayaan 25 Wasiir ku-xiggeeno. Halkaan...

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.mhz, 8:00 PM.

Arbaco 13 Feebarayo 2019 (RBB News) - Warka Waxaa Soo jeedinayo Maxamed Xasan C/dulle, Farsamadu Waa C/raxmaan C/dulle Rooble.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Shirka looga hadlayo Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu qabtay.

Arbaco 13 Feebarayo 2019 (RBB News) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) oo ay kasoo qayb galeen wasiirro, mas’uuliyiin ka socday maamul gobaleedyada, qaramada midoobay, Midawga Yurub, Ururuka Iskaashiga...

Mareykanka oo 15 Dagaalame Oo Shabaab ah ku dilay weeraro ka dhacay Sh.Hoose.

Arbaco 13 Feebarayo 2019(RBB News) - Taliska Ciidanka Mareykanka, ayaa ka hadlay laba weerar oo kahsaare lagu gaarsiiyay Shabaab, kaasoo 11-kii bishan ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Sh.Hoose. labada weerar oo isugu jiray mid dhinaca Cirka ah iyo mid dhanka dhulka ah, ayaa waxaa...

R/wasaare Khayre oo Tababar U Xiray Ciidamo Loo Diyaariyay Sugidda Amniga Caasimadda.

Arbaco 13 Feebarayo 2019 (RBB News) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa uu tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo booliis ah oo kamid ah 3,000 oo...

Latest article

Wasiir Janan oo markii ugu horeysay loo ogolaaday inuu la xiriiro Mw Axmed Madoobe

Talaado RBB News:- Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo dowladda Soomaaliya ugu xiran magaaladda Muqdisho, ayaa waxaa loo ogolaadey markii ugu horeysay telefoon, sidda ay...

Al Shabaab oo weerar dhabagal ah ku qaaday Ciidamo katirsan Df

Talaado RBB News:- Sida ay sheegeen dadka ku dhaqan Deegaanada duleedka ka ah Jalalaqsi ayaa sheegaya inay maqlayeen rasaas xoogan oo la isweydaarsanayey. Dagaal ayaa dhexmaray...

Mw Deni ”shacabka raali kaama noqon doonan in waqti lagu darsado”

Talaado RBB News:- Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la soo dhaafay la isla dhex marayay oo ahaa...