Home Authors Posts by tusmo

tusmo

Sheekh Shariif oo Muqdisho ku soo laabanayo iyo diyaar garow lagu soo dhoweynayo oo socda

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Magalada Muqdisho uu dib ugu soo laabto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahana Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo waayadaan ku maqnaa dalka dibadiisa. Magalada Muqdisho degmooyinkeeda kala...

Dhageeyso: barnamijka faaqidaada wararka 24-ka saac ee radio banadir 103.4 mhz

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Barnaamijka waxa soo jeedinayo Maxamed Axmed keeni, farsamadu waa Cabdiraxmaan Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka:

Dhageeyso: Warka habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 24/4/2019

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo wariyeheeyna Calii Somali. farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Warka:    

Puntland oo fulinaysa xeerka kufsiga

Arbaco, April, 24, 2019 (RBB News) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray hirgelinta iyo fulinta xeerka kufsiga, iyadoo oo la tixraacayo go’aankii kasoo baxay shirkii Golaha Xukuumadda ee toddobaadkii hore. Xeerka kufsiga fulintiisa iyo maarayntiisa ayaa waxaa horay...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey dalka Eritrea

Arbaco, April, 24, 2019 (RBB News) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho aan horay loo sii shaacin waxa ay ku tegeem magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweynaha ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas...

Dhageeyso: Warka duhur ee radio banadir 103.4 mhz 24/4/2019

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Warka Duhur waxa soo jeedinaayo Xasan Nasiib Maxamed iyo Nafiiso Qorone. Farsamadu waa Ismaciil Wadani.  Halkaan ka dhageeyso warka:

Wararki ugu dambeeyay Qarax ka dhacay Magalada Boosaaso

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Gobolka Bari.  inta la xaqiijiyay 4 Askari ayaa ku dhaawacmay Qarax lala beegsaday Gaari uu lahaa Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf...

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dheer ka jeediyey Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan, isaga oo ka hadlay arrimo dhowr ah. Mudane Abdi Fattah El-Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeedka ee Masar iyo Guddoomiyaha...

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubin ka tirsan xarakada Al-Shabaab

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Hay'adda nabad sugidda ayaa sheegtay in ay Ciidamada ammaanka howlgal ay ka sameeyeen degmada shibis ee gobolkan Banaadir lagu soo qabtay Xubin ka tirsan ururka Al-Shabaab,isla markaana dilal ka geysan jiray degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir. “Ciidanka amniga ayaa...

Dhageeyso: Warka Subax ee radio banadir 103.4 mhz 24/4/2019

Talaado, 23 April 2019 (RBB News) - Warka Subax waxa soo jeedinayo Xasan Nasiib Maxamed. Farsamadu waa Maxamed Cabdulaahi Abukar. Halkaan ka dhageeyso warka:

Latest article

Dhageeyso: Barnamijka Deegaan ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka deegaan waxa soo jeedinayo Cabduqaadir Cisman Indhoy, farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka:    

Dhageeyso: Barnaamijka faqidaada wararka 24-ka saac ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka waxa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni. Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka: 

Dhageeyso: Warka Habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 25/4/2019

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo Cali Cumar Somali, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso warka: