Home Authors Posts by Sadaam Socdaal

Sadaam Socdaal

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo Soo gab gabeeyay Safarki Garowe.

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyntii wanaagsanayd ee ay u fidiyeen isaga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka qeyb...

Maxay Somaliya katiri Hadalkii Madaxweynaha Ugandha?

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Ugnada, Yoweri Museveni oo sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin dowlad nidaamsan. Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in Museveni uu...

US charges China’s Huawei, top executive with bank fraud

Tuesday 29 January 2019 (RBB News) - The US Department of Justice has filed a series of criminal charges against Chinese tech giant Huawei, two of its subsidiaries and top executive Meng Wanzhou, who are accused of misleading banks about the company's business and violating US sanctions...

Dowlada Tansania Oo Sheegtay in Caruur laweysnaa Lasixray Kadibna ladilay

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Caruurtan oo tiradooda ahayd 10 ayaa la af duubey ayaa meydkooda la heley waxaana loo dilay qaab aananu wanaagsaneyn. Caruurtan ayaa ilkaha laga saaray, qaarkoodna jirkooda ayaa la googooyay. Wasir ku xugeenka cafimaadka dalka Tanzania ayaa sheegtay iney 10-ka...

Dhageyso:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4mhz, 1:30pm.

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Warka Duhurnimo Waxaa soo jeedinaya C/rashiid Maxamud Nuur iyo Shariifo Jimcaale Xuseen, Farsamadu waa C/raxmaan C/dulle Rooble.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Dhageyso:- Maamulka Gobolka Banaadir Oo Faah faahiyay qarixii Ka dhacay Muqdisho.

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax oo Maanta warbaahinta kula ka hadlay Goobta uu ka dhacay Qaraxa. Gudoomiyaha ayaa faah faahiyay qasaaraha ka dhashay qaraxaasi Gaariga qarxay ayaa u dhawaa bar koontarool oo...

Deg Deg:- Faah Faahino Kasoo Baxaya Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho.

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Qaraxan oo ahaa mid gaari ah ayaa waxa uu ka dhacay degmada Xamar Weyne. Qaraxan oo ahaa mid xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Baar Itaaliya oo u dhaw Taalada Daljirka Daahsoon. Gaari yaalay afaafka hore ee Maqaayada ayaa...

Dowladaha Holland iyo Taliyaaniga Oo isku fahmi la Tahriibayaal Doon saaran.

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News)- Dowlada Holland ayaa dib u celisay dad Qaxooti ah kuwaas oo ay usoo gudbisay Dowlada Taliyaaniga kadib markii lasoo badbaadiyay. Ku dhawaad 47 qof oo tahriibyaal ah oo ay Dowlada Talyaaniga ayaa loo diiday in gudaha ugalaan Dalka Holland. Tahriibayashaasi...

Dhageyso:- Biyo La’aan Xoogan oo kajirto Gobolka Hiiraan.

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Dadka ku dhaqan Magaalada Baladweyn Ee gobolka Hiiraan waxa hadda soo wajahay biyo la’an baahsan taa oo ay sabab u tahay kadib markii inta badan Wabiga Shabelle uu Guray. Deegaanada Gobolka Hiiraan gaar ahaan dadka kunoolaa Biyaha Wabigga...

Madaxa Amisom Oo Balanqaaday in ay lashaqeyn doonaan Hogaanka Cusub Ee Puntiland.

Talado 29 Janaayo 2019 (RBB News) - Saraakiisha ciidamada Amisom ayaa shalay oo isniinta ahayd waxa ay ku dhawaaqeen in ey tageerayaan madaxweynaha cusub ee maamulka Puntiland Saciid C’allahi Deni Francisco Madeira oo ah Madaxa ugu sareeyo AMISOM ayaa sheegey in uu aad uga heley...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Xasan Nasiib Maxamed,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim,   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Xasan Nasiib Maxamed, iyo Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim,...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Siniin RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim,   HALKAN KA DHAGEYSO...