Home Authors Posts by Tusmo

Tusmo

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye C/fitaax Xuseen Cabdulle, iyo Maryama Ladane Xuseen, Farsamadu Waa Raxma Aadan Ibraahim (Sharaf)   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Zadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Raxma AadanIbraahim (Sharaf)  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

C/raxman C/ Shakur Oo Kajwaabay Eedii Xasan Daahir Aweys.

Khamiis RBB News:- Saacadihii ugu danbeeyay waxaa qabsaday Baraha Bulshada Dood ka dhalatay khudbad uu dalka Jamaralka ka jeediyay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la xiriirta ka qeybgalka Siyaasadda ee Dumar Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay khudbada hoggaamiyaha Xisbiga...

Xasan Sheekh Oo Walaac Xoogan Kamuujiyay Doorashada soo socoto.

Khamiis RBB News:-Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Xasan Shekh Maxamud ayaa soo saaray Qoraal dheer uu kaga hadlayo xaalada Siyaasadeed ee Dalka. Madaxweyne Xasan ayaa Sheegay in baryahaan Xildhibanada Golaha Shacaba ee baarlammaanka ay ka doodayeen xeerka doorashada JFS, oo ay isfahan daro kataagantahay. "Siyasiyiinta qaarkood iyo...

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maxamed Cumar Maxamud, Farsamadu Waa Faarax C.llahi Aadan.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Madaxweyne Farmajo Oo Kulan Laqaatay Qaar Kamid Ah Dhalintaradda Somaliyed.

Khamiis RBB News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha iyo ururrada heer Qaran iyo heer dowlad goboleed ee ka qeyb galey Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed 2019-ka. Madaxweynaha ayaa uga xog waramay...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Saakay Iyo RBB 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinayo Maxamed Cumar Maxamud, Farsamadu waa Faarax C,llahi Aadan.   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-  

Dalalka Iskaashiga Islaamka Oo Eedeyn Ujeediyay Israa’iil.

Khamiis RBB News :- Ururka Iskaashiga wadamada Islaamka ayaa canbaareeyay qorshaha cusub ee dowlada Israel ku dooneyso in dhismayaal cusub ay uga hirgaliso magaalada Al-Khaliil ee dhacda daanta Galbeed. Wasiirka difaaca Israel Naftali Bennet, ayaa maalintii Axada sheegay in dhismayaal hor leh laga hirgalin doono...

Iiraan, Shiinaha Iyo Ruushka Oo Sameyn Doono Dhoolatus Wadajir Ah.

Khamiis RBB News :- Taliyaha guud ee ciidanka Badda Iiraan Admiral Xuseen Khanzadi ayaa sheegay in Iiraan ay qaban doonto dhoolatus Milatari oo ay kala qeyb qaadanayaan wadamada Ruushka iyo Shiinaha. Khanzadi ayaa ku dhawaaqay arintaan kadib kulan uu maanta la qaatay taliye ku xigeenka...

Ciidamada Kiinya Oo Tacadiyo Kageystay Magalada Fafi.

Khamiis RBB News:- Milatariga dowlada Kenya ayaa lagu eedeeyay in jirdil iyo tacadi xoogan ay u geesteen dadka rayidka ee ku dhaqan deegaano hoos yimaada magaalada Fafi. Arintaan ayaa ka danbeysay kadib markii ururka Al-Shabaab 11-kii  habeenimo ee xalay ay burburiyeen Anteenada shirkada Safaricom ku...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Zadaam Yuusuf Socdaal, iyo Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu Waa  Raxma Aadan Ibraahum (Sharaf)  HALKAN...

Kiinya Oo Ka Hadashay Weerarkii Baska Lagu Qaaday.

Sabti RBB News:- Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen maalintii shalay Bas...

Shirka Madasha Siyaasada iyo Dhaqaallaha Oo Muqdisho Kafurmay.

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo...