Home Authors Posts by Tusmo

Tusmo

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Madax Ka Socotey Hay’addo Caalami Ah.

Arbaco 23 Janaayo 2019 (RBB News) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka Socotey Hay’adda Interpeace. kulanka uu la qaatey Madaxaweynaha Puntland Madaxda Ka Socotey Hay’adda Inter-peace oo ay hogaaminaysey Meghan Brown ayaa waxaa ku wehelinayey masuuliyiin...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in Xabsiga dhexe lagu sii hayo Eedeysane u dhashay UK.

Arbaco, 23 Janaayo 2019 (RBB News) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar'tay in Xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska. Antony Thomas ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir sida ay sheegay waxaa loo heystaa isku day...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Safiirrada Midawga Yurub Ee Soomaaliya

Arbaco, Janaayo 23, 2019 (RBB News) -Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan mira dhal ah kula yeeshay safiirrada dalalka midawga Yurub ee Soomaaliya. Ra'iisul wasaare Khayre ayaa danjirayaasha kala hadlay caqabadaha dalka jira, halbeegyada dawladdu ay doonayso in...

Dhageyso: Xildhibaan Dalxa “ Annaga Ajnabi Hogaanka Bankiga haloo Dhiibo Nalama dhihin Mana ansixin”

Arbaco 23 janaayo, 2019 (RBB News) - Xildhibaan Maxmed Cumar Dalxa Oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ayaa wareysi gaar ah ee uu siiyay Idaacada Banaadir Waxa uu ku sheegay in xildhbaanada Gollaha shacabka aynan ansixin in nin ajnabi ah loo dhiibo Hogaanka Bankiga...

Former Kenyan FM renews call for Kenyan troops to leave Somalia

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) –  Ford Kenya leader Moses Wetang'ula has reiterated his call for Kenyan Defence Forces troops to be recalled from Somalia.  Addressing the press in his office on Tuesday, Wetang'ula said Kenya's mission was stabilising Somalia through the creation of Juba...

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsi Loo Geystay Gabar Yar Oo Ka Socda Magaalada Dhuusamareeb

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Wararka naga soo gaaraya Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo banaanbax looga soo horjeedo kufsi la sheegay in uu ka dhacay tuulo hoostagta degmada Guriceel. Qaar ka mid ah Shacabka...

Xasan Sheekh “Dalka wuxuu u baahan yahay Qaanuun iyo Shuruuc ee shaqsiyaad gacan adag ku qabta uma baahno”

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa sheegay in dalka oo gacan adag lagu qabto laga dhaxlay dhibaatooyin badan oo maanta dalka ka jira. Isagoo ka hadlayay kulan uu Xisbiga uu Hoggaamiyo ee UPD...

Dagaalyahan ka tirsan Al-shabaab oo isku dhiibay Booliiska dalka Kenya

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBBNEWS)- Hay'addaha nabad-galyada dalka Kenya ayaa baaritaan ku wadda nin 23 jir ah oo ka  baxsaday xero ay tababar ku siinayeen kooxda Al-Shabaab, markii uu isu dhiibay Saldhigga Boliiska degaanka Nakuru. Samuel Obara, oo ka mid ah Saraakiisha Boliiska ayaa wargeyska...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) - Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay howlgal lagu  ka dhan ah Ururka Al-shabaab-ka ka dhex dagaalama gudaha dalka Kenya kaddib markii uu kulan la qaatay hay’addaha Ammaanka dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku ku dhawaaqay...

Somalis turn a profit by transforming their scrap plastic

Tuesday January 22, 2019 (RBBNEWS) - MOGADISHU (Reuters): As the rubbish built up on the rubble of Mogadishu’s wrecked streets, Ahmed Abdullah saw a business opportunity. He recruited a team of workers – many of them refugees from Somalia’s long conflict – and sent them...

Latest article

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Cadirashiid Ibraahiim Cali, Farsamadu Waa Raxma Aadan Ibraahiim (Sharaf) HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Sadaam Yuusuf Maxamuud Farsamadii:- Abdullahi Ibraahim Abuukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- Xasan Nasiib Maxamed Farsamadii:- Abdullahi Ibraahim Abuukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-