Home Authors Posts by tusmo

tusmo

Democrats, groups seek to challenge Trump’s emergency declaration

Saturday 16 February 2019 (RBB News) - Democrats and rights groups have vowed to fight US President Donald Trump's emergency declaration along the southern border, saying it is an unconstitutional attempt to fund a wall without approval from Congress. A key committee in the US House of...

Baarlamaanka Maamulka Putland Oo Maanta Ansixinaya Golaha Wasiirada Cusub Ee Maamulkaasi

Sabti 16 Febraayo 2019 (RBB News) - Kulanka Xildhibaanada Maamulka Putland ayaa Waqtigan Si hab sami leh kaga socda Xarunta Baarlamaanka Maamulka Putland Ee Garoowe, Waxaana ujeedku yahay Ansixinta Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Maamulkaasi. Mudane Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Maamulka...

RW Ku Xigeenka Dalka ‘’Dadku Ma aaminsanayn in Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Labo Sano Wada Shaqeyn Doonaan.’’

Sabti 16 Febraayo 2019 (RBB News) -  Mahdi Maxamed Guled ( Khadar ) Ra’isulwasaare Ku Xigeenka Dalka ayaa sheegay in ay aad u yarayd Rajada Dadka Ee ah in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Faramaajo  iyo Ra’isulwsaare Xasan Cali Kheyre Wada shaqeyn doonaan Labadii sano Ee...

Dhageyso: Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 8:00 AM

Warka Subax ee Radio Banadir Waxa soo Jeedinayo Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu waa Cabdiraxman Cabdulle Rooble   HALKAAN KA DHAGEYSO WARKA:-

India warns Pakistan of strong response’ to Kashmir attack

Friday 15 February 2019 (RBB News) - India's Prime Minister Narendra Modi has promised a "strong response" to a car bombing in Indian-administered Kashmir that killed at least 42 paramilitary personnel, with New Delhi calling for "the complete isolation of Pakistan" for harbouring the armed group behind the devastating...

Dhageyso:- Warka Habeenimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 8:00 PM

Warka Habeen ee Radio Banadir Waxa soo Jeedinayo Maxamed Axmed Keeni, Farsamadu waa Cabdiraxman Maxamed Aadan   HALKAAN KA DHAGEYSO WARKA:-  

Wasiir Beyle oo sheegay inaanay Soomaaliya ahayn Waddanka ugu musuq-maasuqa badan Dunida

Friday 15 February 2019 (RBB News) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in hay’adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay Soomaaliya, taas oo ku timid hagaajinta maamulka Maaliyadda Dalka. Warbixin dhawaan la soo saaray oo...

QM oo ku dhowaaqday 30 Milyan Dollar oo lagu bixiyo nabadda Soomaaliya

Friday 15 Febreuary 2019 (RBB News) - Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah. Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii sheegay...

Kashmir attack that killed 37 soldiers deadliest in years

Friday 15 Febreuary 2019 (RBB News) - At least 37 people were killed Thursday afternoon when a bomb exploded near a convoy of Indian paramilitary personnel in Indian-controlled Kashmir, one of the deadliest attacks in the disputed region in recent years. Bharat Bhushan, spokesperson for...

Dhageyso:- Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 8:00 AM

Warka Subax Ee Radio Banadir Waxa soo Jeedinayo Cabdikaafi Xuseen Sheekh, Farsamadu waa Cabaas Axmed Fiidow.   HALKAAN KA DHAGEYSO WARKA:-  

Latest article

Madaxweyne Farmaajo oo ku soo laabtay Muqdisho

Iyadoo malmo kahor madaxweynaha jamhuriyda federalka somaliya maxamed cabdulahi farmajo oo um bababaxay wadanka brundi islamarkaana kulan layeeshay madaxweynaha dalka brundi kaasi oo uu...

Dhageyso:- Barnaamijka Fallaanqeynta Wararka Ee Radio Banadir 103.4mhz, 9:00 PM.

Arbaco 20 Febraayo 2019 (RBB News) – Barnaamijka Waxaa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni, Farsamadu waa C/raxmaan C/dulle Rooble.     HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA: 

Dowladda Burundi Oo Kulan Deg deg Ah iskug Yeertay Madaxda Midowga Afrika

Madaxweynaha dalkaasi, Biyeere Nakurunziza ayaa ugu baaqay Ururka Midowga Afrika Kulan Degdeg ah oo ay isugu yimaadaan Madaxda dalalka ay Ciiddankooda qeybta ka yihiin...