Home Authors Posts by tusmo

tusmo

Aqalka Sare oo cambaareeyay burburinta Ciidamada Kenya ee Anteenooyinka Shirkadda Hormuud

Janaayo, 22, 2019 (RBB NEWS) – Guddiga Arrimaha Bulshada ee Aqalka Sare ayaa cambaareeyay burburinta Ciidamada Kenya ku hayaan hantida shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Anteenooyinka Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Axmed Nadiir oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare ayaa sheegay in Ciidamada Kenya ay u bareereen...

Kenya stops another suspected al Shabaab attack – police

Janaayo, 22, 2019 (RBB NEWS) – Kenyan police have thwarted an attack by suspected Somali militants al Shabaab on a Chinese-owned construction company in an eastern region, an official said on Monday, days after the Islamist group killed 21 people in Nairobi. The assailants wounded one...

Buug laga qoray Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo maanta lagu soo bandhigay Muqdisho

Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Buug laga qoray Allaha u naxariistee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ka mid ahaa haldoorada Soomaaliyeed ee qeyb qaatay hirgelinta Afka Soomaaliga. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay marti sharaf kala duwan,...

Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanka Gariley Ee Gobolka Gedo

Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Biyo la’aan aad u daran ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Garilley oo ka tirsan Gobolka Gedo, islamarkaana ku taala xuduudda aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya iyo Kenya. Fuustadii biyo ah ayaa waxay ka mareysaa Garilley lacag dhan $10 dollar, qiimahaasi...

Maxaabiis Ka Baxsatay Xabsiga B/weyne

Janaayo, 20, 2019 (RBB NEWS) – Taliska ciidanka Asluubta ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney ku raad Joogaan Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada B/weyne. Taliyaha ciidanka Asluubta ee Hiiraan, Korneel Faarax Cali Macow ayaa u sheegay Goobjoog in maxaabiistaasi oo gaareysa Lix ay jabsadeen Darbiga sidaasina...

Somaliland: Lix Wariye oo Loo Haysto Like, Comment iyo Share

Janaayo, 20, 2019 (RBB NEWS) – Lix wariye oo ka howl-gala warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda Somaliland ayaa loo haystaa in ay Like, Comment iyo share ku sameeyeen qoraallo ay xukuumadda Somaliland dhibsatay. Wariyeyaashan ayaa la sheegay in ay u yeedheen guddida anshax marinta wasaaradda warfaafinta...

Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel DusitD2 oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay

Isniin., Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Dowlada Kenya oo wada baaritaano dhinacyo badan ah oo la xiriira weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay in saddex ka mid ah qoryihii ay isticmaalayeen dableyda weerarka geysatay ay ahaayeen...

Ciidamada Kenya oo mar kale bur buriyay xarun isgaar-siineed oo ay leedahay shirkadda Hormuud

Isniin., Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadahoose ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay xalay gubeen xaruntii shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuyac–Garoon oo ka tirsan degmada Salagle ee gobolka Jubbada Hoose. Qof ka tirsan shaqaalaha shirkadda oo waqtigaa ku sugnaa xarunta...

Meydadka afar ruux oo lagu arkay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho

Isniin., Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Meydadka illaa afar ruux oo rag ahaa ayaa lagu arkay duleedka degmada Dayniile, kuwaasoo toogasho loo geystay. Meydadkan ayaa la soo dhigay meel duleedka ka ah Dayniile xalay fiidkii, sida dadka deegaanka ay sheegayaan. Sawirro laga soo qaaday meydadka ayaa...

Dhakhaatiir ajaaniib ah ku dhaawacantay waxyaalaha qarxa oo loogu xirey baabuur

Isniin., Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Saddex dhakhtar oo labo ka mid ah ay ahaayeen dhakhaatiir u dhalatay dalka Siiriya ayaa ku dhaawacantay kadib markii gaari ay saarnaayeen uu kula qarxay magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in dhakhaatiirtan ay soo gaareen dhaawacyo calculus waxaana haatan...

Latest article

Dhageeyso: barnamijka faaqidaada wararka 24-ka saac ee radio banadir 103.4 mhz

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Barnaamijka waxa soo jeedinayo Maxamed Axmed keeni, farsamadu waa Cabdiraxmaan Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka:

Dhageeyso: Warka habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 24/4/2019

Arbaco, 24 April 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo wariyeheeyna Calii Somali. farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Warka:    

Puntland oo fulinaysa xeerka kufsiga

Arbaco, April, 24, 2019 (RBB News) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray hirgelinta iyo fulinta xeerka kufsiga,...