Hoggaanka Ahlu Sunna oo weli diidan iney la kulmaan Wasiir Sabriye

Isniin RBB News:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya, Cabdi Maxamed Sabriye oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku guuldareystay in uu magaaladaasi...

Jubbaland oo Canbaareysay dilka Nabadoon Xaaji Saciid

Isniin RBB News:-Maamul gobolleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan kooxihii ka danbeeyay dil xalay magaalada Kismaayo loogu geystay Nabadoon lagu...

Guddoomiyaha degmada Warta-Nabadda oo ka hadashay dagaal ay la geli doonto...

Isniin RBB News:-Guddoomiyaha degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir Seynab Xaabsey ayaa dalka dib ugu soo laabatay, kaddib dhaawac halis ahaa oo ka soo gaaray...

Xasan Sheekh oo si kulul kaga hadlay kiiska badda ee Soomaaliya...

Isniin RBB News:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa twitterka waxa uu ku soo gudbiyay su’aalo la xiriira...

Hub iyo saanad Ciidan oo lagu la yahay Magaalada Marka

Isniin RBB News:-Wararka naga soo gaaraya xeebta bad weynta Hindiya ee Magaalada Marka ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay ku dagtay doon...

Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Soomaaliya oo la kulmay Muuse Biixi

Axad RBB News:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wefti uu hoggaaminayo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya. Weftigan reer Yurub...

Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Federaalka oo Tababar u furay...

Axad RBB News:-Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeyn Guddigga madax bannaan ee Xudduudaha iyo Federaalka waxaa ka faa'iideysanaya xubno ka socda Maamulka Hirshabelle, waxaana...

Turkiga iyo Eritrea oo Soomaaliya ciidamo usoo diraya

Axad RBB News:-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya xiligan wada-xaajood  la xiriira taageerro militari kula jirto dowladdaha Turkiga iyo Eritrea. Taageerada miliari oo...

Wasiir Caadle oo xubinnimadii guddiga Xudduudaha maamulka kala laabtay Aadan

Axad RBB News:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xubinnimadii guddiga Xudduudaha maamulka kala laabtay Aadan Cali Seedoow. Mas'uulkan xubinnimada lagala...

Abiy Axmed oo kulan xasaasi ah la qaatay Mw Jabuuti

Axad RBB News:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku sugan dalka Jabuuti, iyadoo socdaalkiisa la xiriiro arrimo ku saabsan Gobolka iyo khilaaf ka dhashay...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Sadaam Yuusuf Socdaal,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-  

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maxamed Cumar Maxamud, iyo Maandeeq Aweys Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma   HALKAN KA...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-