Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Spain oo laxukumay

Isniin RBB News:- Maxkamada sare ee dalka Spain ayaa Isniinta maanta ah xukuno xabsi ah ku riday sagaal ka mid ah 12 eedeysane oo...

Maxay tahay sababta Madaxda Dowladda aysan uga qeybgalin xuska 14-October

Isniin RBB News:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo labadaba lagu wado in midkood uu ka qeyb galo munaasabadda 14 October...

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Xasan Nasiib Maxamed, iyo Sadaam Yuusuf Socdaal,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim  HALKAN KA...

Madaxwaynaha shiinaha Xi JinPing “si adag ayaan kaga hortagaynaa cadowga qaybinaya...

Isniin RBB News:-Madaxwaynaha dalka shiinaha ayaa ku goodiyay in tallabo naxariis la’aan ah ka qaadayaan cid allaale ee isku daya in ay kala qaybiso...

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo diray fariin ku aadan...

Isniin RBB News:-14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan waynay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u...

Macalin howlgab ah oo ku horreeya tartanka madaxtinimada dalka Tuniisiya

Isniin RBB News:-Aqoonyahanka ku xeel dheer arrimaha dastuurka ee dalka Tuniisiya Qays Saciid ayaa u muuqda inuu noqon doonna madaxweynaha dalkaasi,ka dib doorashadii shalay...

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJFS oo Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay Xusuusta...

Isniin RBB News:-Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed la Wadaagay Xusuusta Dhibaatadii ka dhacday isgoyska...

Ciidamada Dowladda oo Howlgalo xoogan kawada Magaalada Jowhar

Isniin RBB News:-Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in Ciidamada amniga saakay howlgalo ay ka wadaan gudaha xaafadaha...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay sameynta uu reebay qaraxii soobe

Isniin RBB News:-Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay Qarixii Maanta oo kale 14-kii Bishii Octoober ee...

Ciidamada Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb oo toogtay ruux ay ka shakiyeen

Isniin RBB News:-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska ee ku sugan saldhiga Booliska ay toogasho ku...

Latest article

Madaxtooyada oo si kulul uga hadashay sawirrada madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo lagu...

Talaado, October, 15, 2019 (RBB NEWS)- Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Gaadii lagu soo xardhay Sawirrada madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RW...

16 Qof oo lagu Dilay weerar ka dhacay Gobolka Cafar ee Ethiopia

Talaado, October, 15, 2019 (RBB NEWS)-Rag hubeysan ayaa ugu yaraan 16 qof ku dilay, islamarkaana qiyaatsii tobaneeyo kale ku dhaawacay xaafad yar oo ku...

Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo degtay

Talaado, October, 15, 2019 (RBB NEWS)-Doon usoo socotay magaalada Boosaaso oo rar kasoo qadaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku...