DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado  RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedineysa:- Maan-deeq Aweys  Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Wasaaradda Beeraha Hir-shabeelle oo amar dul dhigtay Kanaaleyda Beeraha Maamulkaas

Axad, RBB News- Waxaa isa soo taraya cabsi laga qabo Fatahaad uu Wabiga Shabeelle ka geysto qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha dhexe, waxaan...

Hoggaamiyaha mucaaradka Zambia oo la Xiray Kadib Aflaago Uu Geystay.

Khamiis RBB News:- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Dalka Zambia, Chishimba Kambwili ayaa lagu wadaa in uu kasoo muuqdo Maxkamadda, markii lagu eedeeyay in uu faafiyay...

Ciidamada Jubbaland Oo Howlgal Ku dilay Xubin Shabaab Ah.

Arbaco RBB News:- Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Howl-galladan oo ahaa kuwa...

Wararkii ugu dambeeyay Xiisadda ka taagan Gobolka Sanaag

Talaado, RBB News - Deegaano ka tirsan gobolka Sanaag waxaa lasoo warinayaa in ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeeysa Ciidamo ka kala...

Xildhibaano katirsan Galmudug oo Gole loogu magac daray Badbaadinta Galmudug kaga...

Axad RBB News:-Qaar ka mid ah Xildhibaanada uu dhamaaday waqtigii xilheyntooda ee baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay dhawaan ku dhawaaqayaa axsaab ay...

Tahriibe geeriyooday isaga oo doonaya in uu dabaal ku galo Britain

Talaado, RBB News - Tahriibe reer Ciraaq ah oo isku dayay in uu dabaal ku galo Britain ayaa geeriyooday, sida ay sheegeen masuuliyiin reer Biljam...

Gudoomiye Mursal oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga

Talaado RBB News:- Gudoomiyaha Golaha shacabka BJF Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa Turkiga Mustafa Şentop. Labada dhinac...

Xildhibaan Xidig oo su’aalo aan la fileen hor dhigay Masuuliyiinta a...

Sabti RBB News:-Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo sheegta inuu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa Lix Su’aal weydiiyay madaxda Kismaayo isugu tagtay. C/rashiid Xidig ayaa weydiiyay Mas’uuliyiinta ku...

Gudoomiye Thaabid oo ka hadlay dhibaatada Soomaalida ku nool Koonfur Afrika

Khamiis RBB News:- Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado dadka Soomaaliyeed ee Hantidooda...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Xasan  Nasiib Maxaned,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim, HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Maxay tahay sababta Madaxda Dowladda aysan uga qeybgalin xuska 14-October

Isniin RBB News:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo labadaba lagu wado in midkood uu ka qeyb galo munaasabadda 14 October...

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Xasan Nasiib Maxamed, iyo Sadaam Yuusuf Socdaal,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim  HALKAN KA...