Xildhibaano walaac ka muujiyay habkii guddoonka u maamulay doodii warbixinta miisaaniyada

November 26, 2018 (RBB NEWS) – Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay habkii guddoonka baarlamaanka uu u maamulay warbixintii miisaaniyada. Shir...

Golaha Wasiiradda oo ka dooday saxiixyada hishiisyada caalamiga ah

Khamiis, September, 13, 2018 (RBB NEWS) -Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda...

Jubbaland oo ku dhawaaqday inay xayiraadii ka qaaday Golaha Wasiirada Soomaaliya

Arbaco, RBB News – Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa maanta qaaday xayiraadii saarneyd Mas’uuliyiinta Xukuumadda Soomaaliya, intii lagu guda jiray doorashada Jubbaland. Shir ay  isugu yimaadeen...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu eedeeyay ciidamada ay geysay Dhuusamareeb

Sabti RBB News:- Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Federaalka inay qalqal amni iyo mid siyaasadeed ka wado magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug,...

Ajaanib ka barbar dagaalameysay Al Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka...

Sabti RBB News:- Wararka ka imaanaya Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in xalay duqeymo dhanka cirka ah laga fuliyey degmooyinka Jilib iyo Bu’aale ee gobolkaasi. Duqeymaha oo...

Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

9, April 2019 (RBB News) - Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho gaar ahaan qeybo ka mid ah Wadada Maka-Almukarama, iyada oo...

Shirka Brussels Oo Maanta Ku Eg

Maanta ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium waxaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo shalay magaaladaasi ka furmay. Waxaa...

Dhageeyso: Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 4/3/2019

4 Maarso 2019 (RBB News) – Warka Subaxnimo waxa soo jeedinaya Xasan Nasiib Maxamed, farsamadu waa Ismaaciil Wadani   HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:

AU Special Representative holds talks with members of Somalia’s federal parliament

Mogadishu(RBB)- The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Madeira, today held talks with members of Somalia’s...

Kulan Deg-deg ah oo loogaga hadlayay Ammaanka oo Muqdisho lagu qabtay

Sabti, Maarso, 23, 2019 (RBB News) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan deg-deg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM...

Latest article

Madaxtooyada oo si kulul uga hadashay sawirrada madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo lagu...

Talaado, October, 15, 2019 (RBB NEWS)- Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Gaadii lagu soo xardhay Sawirrada madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RW...

16 Qof oo lagu Dilay weerar ka dhacay Gobolka Cafar ee Ethiopia

Talaado, October, 15, 2019 (RBB NEWS)-Rag hubeysan ayaa ugu yaraan 16 qof ku dilay, islamarkaana qiyaatsii tobaneeyo kale ku dhaawacay xaafad yar oo ku...

Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo degtay

Talaado, October, 15, 2019 (RBB NEWS)-Doon usoo socotay magaalada Boosaaso oo rar kasoo qadaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku...