Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 3-3-2019

3 Maarso 2019 (RBB News) – Warka waxaa soo jeedinaya Cabdirashiid Maxamuud Nuur & Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu waa Maxamed Cabdullahi Abukar   Halkaan ka Dhageeyso Warka:

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednayo Maxamed Cumar Maxamud Farsamadu Waa Cusmaan Maxamud Cusmaan Xuus.   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka Degmada War-Sheekh oo la dhaawacay

Khamiis RBB News:-Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada War-Sheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa dhaawacay xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka oo barayey sida loo rido Biskoolad. Xasan...

Qodobada looga hadli doono kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Arbaco, 17 April 2019 (RBB News) - Kulanka Maanta ayaa waxaa looga hadli doonaa laba Ajende kuwaas oo kala ah Warbixinta guddiga madaxa banaan...

Xaliimo Yareey Ayaa ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku...

isniin, 20 May 2019 (RBB News) – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ku baaqday in Guddigooda laga soo raro...

Shirka looga hadlayo Badroolka Soomaaliya oo Maanta ka furmayo Dalka...

Khamiis 07 Feebarayo 2019 (RBB News) - Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 7-da February lagu wadaa in Magaalada London ee Dalka Ingiriiska uu...

Haweenka Lagu Fara Xumeeyo Mareykanka Oo Ka Badan Kuwa Soomaaliya

Khubaro tiro ahaan gaaraya 548 qof, oo ka tirsan Thomson Reuters Foundation ayaa sheegaya in dalka Mareykanka uu kaalinta 3aad ugu jira dalalka sida...

#Banadir broadcasting Center WARKA FIIDNIMO , January 6, 2019

https://youtu.be/AV4SUdLOXgU?t=184

Kanye West oo tilmaamay in addoonsigu uu istikhiyaar ahaa

Fanaanka caanka ah ee Maraykanka Kanye West ayaa sheegay in laga yaabo in ay "istikhiyar ahayd" adoonsigii lagula kacay Maraykanka Madaw muddo haatan laga...

Koofurta Mudug oo ay ka socoto degaameyn loo sameeynayo barakacayaasha

Khamiis RBB News:-Maamulka Gobolka Mudug ayaa wada qorshe dib u dejin loogu samaynayo Dadka barakacayaasha ah ee ku nool halkaasi, tallaabadaas oo ay iska...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Xasan  Nasiib Maxaned,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim, HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Maxay tahay sababta Madaxda Dowladda aysan uga qeybgalin xuska 14-October

Isniin RBB News:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo labadaba lagu wado in midkood uu ka qeyb galo munaasabadda 14 October...

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Xasan Nasiib Maxamed, iyo Sadaam Yuusuf Socdaal,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim  HALKAN KA...