Faafaahino kasoo baxaya Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan

25 Febraayo 2019 (RBB News) –Xalay saqdii dhexe ayaa diyaarado waxay duqeyn ka fuliyeen Xarumo Dagaalamayaasha Al shabaab ay ku leeyihiin qeybo kamida Gobolka...

Dhageyso: Madaxweynaha Dalka oo Kulamo la qaatay qaar kamida Madaxda Dowladaha...

25 Febraayo 2019 (RBB News) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo maanta ka...

Dhageyso: Warka Subax Ee Radio Banadir 103.4 mhz

  Isniin 25 Febraayo Dhageystiyaasheena nagu xeran waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subax Ee Radio Banaadir waxaa soo jeedinaya: Xasan Nasiib Maxamed, waaana Farsamadii Ismaaciil Wadani  

Dhageyso: Warka Habeenimo ee Radio Banadir 103.4 mhz

Axad 24 Febraayo 2019 (RBB News) -  Warka Habeen Waxaa Soo jedinayo Faisal Beli Cali, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Aadan   HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:

Dhageyso: Barnaamijka Falaaqeynta Warka 24-ka Saac ee Radio Banadir 103.4 mhz

Barnaamijka Waxaa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni, farsamadu waa Cabdiraxman Aadan   Halkaan ka Dhageeys Barnaamijka:    

Dhageeyso: Warka Duhurnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz

Warka Waxa soo Jedinaayo Maxamed Axmed Keeni iyo Xassan Nasiib Maxamed farsamadu waa Maxamed Cabdullahi Abukar.   Halkaan ka dhageeyso Warka:  

Diyaarado duqeyn ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

24 Febraayo 2019 (RBB News) - Diyaarado dagaal ayaa xalay Saqdii dhexe waxa ay duqeymo dhinaca cirka ah ka gaysteen saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab...

Wasiir Cawad “lixda bilood ee soo socota Soomaaliya waxay qaban doontaa...

24 Febraayo 2019 (RBB News) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga Voa ayaa sheegay in Soomaaliya ay...

Taliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in dad loo qabtay dilkii Xildhibaan...

24 Febraayo 2019 (RBB News) - iyadoo shalay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore koox hubeysan ay ku toogteen Degmada kaaraan ayaa waxaana dilkaasi ka hadlay...

Dhageeyso: Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz

Axad 24 Feb 2019 (RBB News) - Warka Subax waxaa soo jedinayo Xassan Nasiib Maxamed, Farsamadu waa Maxamed Abdllahi Abkar.   Halkan ka Dhageeyso Warka:

Latest article

CID officer wounded in IED explosion targeting his vehicle

Mogadishu (RBB NEWS) - A car fitted with explosives went off on a busy Mogadishu street on Tuesday evening, seriously wounding a CID officer. The...

Qarax goor dhaw ka dhacay ilinka hore ee xarunta CID magaalada Muqdisho

Talaado, Maarso, 19, 2019 (RBB NEWS) -- Qarax nooca gaadiidka lagu rakibo ah ayaa goor dhaw ka dhacay ilinka hore ee xarunta CID magaalada...

Australia’s #EggBoy may face charges, but he’s won global adulation for egging a senator

Tuesday March 19, 2019 (RBB NEWS) – On Friday, he was just another Australian high school student. By the end of the weekend, 17-year-old Will...