Ku dhawaad 10 Askar Kiinyaan Ah Oo Ku Dhintay Qarax Lagula...

Sabti RBB News:- Ku dhawaad 10 askari oo ka tirsan ciidamada ciidamada Kenya ayaa ku dhintay, kaddib marki baabuur ay la socdeen maanta miino...

Saraakiil ka socota AMISOM oo booqatay degaanka Bariirre

Sabti RBB News:- Wafdi ka socda howlgalka midowga Afrika Soomaaliya ee (AMISOM) ayaa booqday degaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellada hoose , si ay u...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo cambaareeyay Falkii Ka Dhacay Gaalkacyo

Sabti RBB News:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay falka Magaalada Gaalkacyo loogu dilay Dad rayid ah oo aan waxba...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabisha...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Istambul ka furay shirka qurba-joogta.

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya  mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka...

Booliska oo sheegay in la qabtay ruuxii waday gaariga ku Qarxay...

Sabti RBB News:- Ciidamada Booliska Somaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen shaqsigii waday gaari ku qarxay nawaaxiga Isgoyska Km4 ee Muqdisho. Taliye Ku xiggeenka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo.

Sabti RBB News:- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay ciddii ka dambeysay Shacabkii Soomaaliyeed ee Xalay lagu laayay Koofurta Magaalada Gaalkacyo. Wasiirka warfaafinta...

DHAGEYSO:- Taliska Booliska Gaalkacyo Oo Faah Faahin Kabixiyay Dhacdadii Xalay Gaalkacyo...

Sabti RBB News:- Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf bare iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug Col-Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb oo si wada jir...

Halkee Ayay Ku ayay Marayaan Xalinta Xiisadii Kataagneyd Baladweyn.

Sabti RBB News:- Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Carraale, ayaa faah-faahin ka bixiyay dedaalladii ugu dambeeyay ee lagu xakameeyay shaqaaqadii ka dhacday Magaalada Baladweyne...

Al-Shabaab oo ka hadlay sarkaalka lagu dilay Gaalkacyo

Sabdi 15, June 2019 (RBB NEWS)_Al-Shabaab ayaa sheegtay  inuu dilay Cali Dhiif oo ka tirsanaa saraakiisha nabad sugidda Galmudug ee Koonfurta Gaalkacyo. Sababta ay u...

Latest article

Ra’iisul Wasaare Khayre: Waxa aan idinkugu imid in aan idinkala shaqeeyo dhismaha Gul-mudug midaysan

Talaado RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in...

Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Talaado RBB News:- James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada iyo Austria

Talaado RBB News :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada...