Dhageeyso: Warka Duhurnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 23/3/2019

Sabti, 23 Maarso 2019 (RBB News) - Warka duhur waxa soo jeedinayo Xasan Nasiib Maxamed iyo Cabdirashiid Maxamud Nur. farsamadu waa Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble. HALKAAN...

Dhageeyso: Warka Subaxnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 23/3/2019

Sabti, 23 Maarso 2019 (RBB News) - Warka subax waxa soo jeedinayo Cabdirashid Maxamud Nur. Farsamadu waa Ismaciil Wadani. HALKAAN KA DHAGEEYSO WARKA:  

Soomaali markii ugu horeysay Wasiir ku-xigeen ka noqday gobolka Minnesota ee...

Sabti, Maarso, 23, 2019 (RBB News) - Xamza Warfaa oo ah Nin dhalinyaro ah oo Soomaali ah ayaa markii ugu horeysay noqonaya Wasiir ku-xigeenka...

Soomaali iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis dhul isdhaafsi

Sabti, Maarso, 23, 2019 (RBB News) - Wasiirka Wasaarradda arrimaha dibada xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula...

Kheyre : Maxey ciidamadu u kala tagi waayeen hadda ka hor...

Jimco, Maarso, 22, 2019 (HOL)- Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre oo mar kale oo hadal qaaday arinta ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ayaa sheegtay in...

Dhageeyso: Warka habeenimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 22/3/2019

Jimco, 22 Maarso 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo Cabduqaadir Cisman Indhoy. Farsamadu waa Ismaacil Wadani. HALKAN KA DHAGEEYSO WARKA:

Arday ku geeryootay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso

Jimco, Maarso, 22, 2019 (RBB News) - Afar arday ayaa ku geeryooday 11 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay duleedka...

Wasaaradda haweenka Puntland oo Gaalkacyo ku qabatay kulan lagu taageerray haweenka...

Jimco, Maarso, 22, 2019 (RBB News) - Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa dardar galisay u qareemidda haweenka doonaya inay ka mid...

Wasiirka Gaashaandhigga : waan tixgalineynaa ciidamada mishaar la’aanta ka cabanaya

Jimco, Maarso, 22, 2019 (RBB News) - Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Maxamed oo markii ugu horeysay ka hadlay gadoodka ciidamada xoogga dalka...

Dhageeyso: Warka Duhurnimo ee Radio Banadir 103.4 mhz 22/3/2019

Jimco, 22 Maarso 2019 (RBB News) - Warka duhur waxa soo jeedinayo Faisal Bile Cali iyo Cabduqaadir Cismaan Indhooy, fasamadu waa Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble. HALKAAN...

Latest article

Guddiga qabanqaabada Maalmaha xorriyadda oo yeeshay kulan looga hadlayo diyaargaroowga Todobadaadka xorriyadda

Khamiis RBB News:- Guddiga qaban qaabada Todobaadka xorriyadda Soomaaliya ayaa kulan ku yesheen Muqdisho, waxanay ka wada hadleen diyaar garoowga Todobaadka xorriyadda oo Maalmo...

Maydka Wiil dhalinyaro ah oo lagu arkay xeebta Magaalada Marka

Khamiis RBB News:- Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay saaka maydka wiil dhalinyaro...

Raiisal Wasaare Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabada dhalashada Boqorada UK.

Khamiis RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre & madax kale oo Somali ah ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay munaasabada xuska dhalashada...