Pakistaan Oo Sicaro leh Ugu Jawaabtay Hindiya.

Khamiis RBB News:- Ciidamada dalka  Pakistan ayaa manta shaaciyay in ay ku guuleysteen  fulinta tababar la xiriiray ganidda nuuc ka mid ah gantaalada isaga...

Israel oo ogolaatay booqashada Rashida Tlaib Oo Katirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka.

Jimco RBB News:- Wasaaradda arrimaha gudaha Israel, ayaa sheegtay inay Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, u ogolaatay inay booqato qoyskeeda degan Daanta...

Robert Mugabe oo geeriyooday

Jimco RBB News:- Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa geeriyooday isagoo 95 sano jir, kadib markii uu muddo xanuunsanaa. Mr Mugabe waxaa xilka looga...

Madaxweyne Trump oo Sheegay in uu maxakamad la tiigsanayo maamulka California

Arbaco RBB News:- Donald Trump Jey Madaxweynaha Maraykanka iyo xubnaha xisbiga jamhuuriga ee uu ka tirsanyahay Mr Trump ayaa dacwad ku furey maamulka gobolka...

United States to partially restart programs with Somali National Army

Tuesday July 2, 2019 (RBB NEWS) - The United States will partially resume the provision of security assistance to non-mentored units of the Somali...

At least 3 killed, 4 injured in Somalia suicide bombing

A suicide car bomb blast targeted a security check point in Somalia’s capital Mogadishu Monday, leaving at least three people dead, four others wounded,...

100 ruux oo ku dhintay weeraro ka dhacay Suudaan-ta Koonfureed

Arbaco RBB News:- Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa sheegtay arbacada maanta ah in ay dad badan ku dhinteen xasaradaha ka taagan dalka Suudaanta...

Waa sidee xaaladda Caasimadda Dalka Denmark kadib qarax ka dhacay ?

Arbaco, RBB News - faafaahino is xig xiga ayaa kasoo baxaya Qarax weyn oo ka dhacay dhismo weyn oo xarun u ahaa xafiiska Cashuuraha oo...

Xuutiyiinta Yaman oo weeraray garoon ku yaalla Sacuudiga.

Talaado RBB News:- Maleeshiyada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn ku qaaday garoonka Abha ee koonfurta galbeed ee...

Kurdiyiinta Suuriya oo ka baxay fadhiisimo ay ku lahaayeen soohdinta Turkiga

Arbaco, RBB News – Dagaalyahannada Kurdiyiinta woqooyiga Suuriya ayaa shaaciyey in ay ciidamadoodii, saanaddii cuslays kala soo baxeen fadhiisimo ay ku lahaayeen goobo ku yaal...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco {RBB News}:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Feysal Bile Cali iyo Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN...

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco {RBB News}:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis {RBB News}:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednayo Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-