Thursday, August 16, 2018

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS “Kiiska dacwadda Badda ee inaga dhexeeya Kenya, waxa uu inoo...

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan jirin wada xaajood ay Kenya kala yeelatay Dowladda Soomaaliya dacwadda Badda ee horay loo...

Muwaadin Soomaali Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamad Ku Taalla Dalka Jarmalka

Dacwad=oogayaasha Federalka Jarmalka waxay maanta dacwad ku soo oogeen Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu soo koobay  C/qaadir kaasi oo lagu soo oogay inuu...

RW Soomaaliya Oo Shuruud Ku Xiray Bixinta Lacag Loogu Tala Galay Dhameystirka Dastuurka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ka hadlayay dhameystirka dastuurka dalka ayaa sheegay in Dastuurka oo dhameystiran laga doonayo in looga tago...

Madaxweynaha Turkiga Oo Sheegay Inuu Hadafkoodu Yahay Deganaanshaha Somalia

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Kulanka Sannadlaha ee lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo Britain oo ka...

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Amiirka Dalka Qatar Oo Kulan Yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar...

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Dalka Indonesia

Qaraxyadana oo is xig xigay oo ka dhacay Dalka Indonesia ayaa geystay qasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyadoo laamaha ammaanka dalkaasi ay...

Emmanuel Macron”Dalka Faransiiska wuxuu markale difaacay dhiigiisa”

Emmanuel Macron Madaxweynaha wadanka Faransiiska ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in markale dalka Faransiisku uu difaacay dhiigiisa,balse aysan dib u...

CECAFA congratulates SFF Boss for attaining the National Football Achievement Award.

he Council of East and Central Africa Football Associations sent a congratulatory message to the president of Somali Football Federation Abdiqani Said Arab...

Maamulka dalka Airland oo Soomaaliya ku yaboohay lacago kaalmo ah.

Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska R/wasaaraha dalka Airland,kan Arimaha Dibadda ,Qurbojoogta iyo xiriir Caalamiga ah ee horumarinta barnaamijyada,ayaa dalka Soomaaliya ugu deeqday lacago gaaraya 3-milyan...

Boliiska Kenya oo baadi goobaya Nin ka tirsan Al-Shabaab

Boliiska Dalka Kenya ayaa baadi goob xooggan ugu jira Nin ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo looga shakiyay inuu damacsan yahay weerarro ka dhan ah...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
6,423SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Saraakiil Ciidan iyo Agaasimaha Madaxtooyada

Thursday August 16, 2018  “Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka laga qaaday...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Jabuuti

Thursday August 16, 2018  “Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Wafdiga...

President Farmajo announces major security reshuffle

Thursday August 16, 2018  "Mogadishu (RBB) - President Farmajo has announced a major shake-up to the security sector on Thursday with changes made to...