Thursday, December 13, 2018

Ciidammada Maraykanka oon dhayil ku dhaafi doonin ciidda Kuuriyada Koonfureed

Dawladda Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in ciidammada Maraykanka ee dalkooda ku sugan ay sii joogi doonaan, xataa haddii ay galaan heshiis si buuxda loogu...

Yuhuudda Itoobiya oo dalbatay in Israa’iil la geeyo

Kumannaan Yuhuudda Itoobiya ah ayaa Israa'iil ka dalbaday in ay si degdeg ah u daad gureeyaan si ay ula midoobaan qoysaskooda. Codsigaas ayay u gudbisteen...

Mid Ka Mid Ah Wadamada Afrika Oo Ay Ka Hawl-Galaan Dagaalamayaal Isku Magacaabay Ahlu-Sunna...

Xubnaha laga eryey Boliska dalkaasi ayaa la sheegay inay tababar siiyaan Koox Islaami ah oo la magac baxday Ahlu-sunna Wal-jameeca, kuwaasi oo ku sugan...

Afar arrimood oo ay wadaagaan Buhari iyo Trump

Madaxweynaha Nigeria Muhamadu Buhari iyo dhigiisa dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku kulmay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka, haddaba laanta afka Igboga...

Dad ku dhintay qarax lala beegsaday Misaajid ku yaalla Nigeria

Booliiska dalka Nigeria ayaa sheegay in ugu yaraan 24 qof ay ku dhinteen ka dib markii qarax lala beegsadey masaajid ku yaalla waqooyi bari...

Siday ku dhacday in jiil dhan ay qabatiimaan isticmaalka sharoobada qufaca?

Weriyaha BBC-da Ruona Meyer walaalkeeda ka yar ayaa markii uu qabatiimay dawada sharoobadda qufaca ayaa waxay billowday inay baaritaan ku samayso raga dawadan sida...

Midowga Africa oo ka hadlay doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Ambassador Francisco Madeira wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka AMISOM ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlmaanka Soomaaliya Maxamed Mursal...

Sacuudiga oo raalli gelin ka bixiyey muuqaallada dumar lagdamayey oo la baahiyey

Wakaaladda Ciyaaraha Sacuudiga ayaa raalli gelin ka bixisay muuqaallada haween tartanka lagdinta ka qayb galay xilli ay ciyaarta lagdinta (musaaracada) socotay. Rag iyo dumar ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha oo booqanaya Kuuriyada Waqooyi

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa booqan doona Kuuriyada Waqooyi toddobaadkan, ka dib markii ay wadahadal taariikhi ah galeen Kuuriyada Koonfureed iyo...

Shir ka socda Nairobi oo la filayo in laga soo saaro go’aanno looga hortagayo...

Waxaa maalintii saddexaad galay shir looga hadlayo arrimaha Fatahaada iyo abaaraha kaasi oo ka socda magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya,waxaana shirka si rasmi...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Cabdulqaadir Maxamed Nur (Jaamac) oo ah lataliyaha Mursal ayaa hubkii lagu illalinayay lagala wareegay

Waxaa goor dhow xabsiga loo taxaabay 11 ka mid ah ilaaladii TX hore ee hay’adda Nabad sugidda NISA Cabdulqaadir Maxamed Nur (Jaamac)...

Deeqa Dhalac oo Soomaali Maraykana ayaa ku guulaystay Kursiga Golaha Dagaanka ee South Portland...

Dec 13 2018 (RBB NEWS) - Deeqo Dhalac oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa xalay oo talaado aheed ku guulaystay kursiga golaha dagaanka...

Dowladda Soomaaliya Oo Shiinaha Siisay Ruqsad Kalluuumeysi

Arbaco, December, 12, 2018 (RBB NEWS) - Dowladda Soomaaliya ayaa shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha siisay 32 ruqsadood oo Kalluumeysi, sida uu...