Friday, July 20, 2018

Sidee Lagu Heli Karaa Biyo Nadiif Ah Oo Macaan?

Ceelasha biyaha laga cabo ayaa ahaa kuwo habab kala duwan ay uga faa’ideysan jireen dadka, xilligii dowladdii dhexe waxaa jirtay Wakaaladdii biyaha, biyaha dadka...

Muxuu Xanuunku Ugu Badan Yahay Madaxa Marka Loo Eego Xubnaha Kale ee Jirka? Daraasad...

Daraasad lagu sameeyay jiir ayaa muujineysa in dareenka xanuunku ku badan yahay madaxa iyo wajiga marka loo eego xubnaha kale ee jirka, iyaddoo sababtuna...

Barta Ugu Kulul Jirka Aadanaha oo La Helay

Cilmibaarayaal ka tirsan jaamacadda Paris ayaa helay xubinta ugu heerkulka badan  jirka aadanaha uu kulkeedu gaarayo 500C, waa mitochondria oo ah halka ay tamarta ka heleen dhammaan unugyada nool...

Dunida Oo U Dabaal-dageyso Maalinta Caalamiga Ah Ee Hurdada

Dunida,  waxaa ay u dabaal-dageysaa jimcaha  soo socda, maalinta caalamiga ah ee Hurdada “World Sleep Day”, waxaana hal ku-dhig looga dhigay “ku biir hurdada dunida,...

Caagadaha Biyaha Filtareysan oo Laga Helay “Micropalastics” Baaritaanno Lagu Sameeyay 11 Shirkadood oo Ka...

Daraasad cusub oo dhawaan soo baxday oo uu sameeyay urur aan ribix-doon ahayn ayaa lagu ogaaday in halkii caagad ee biyo ah ay ku...

Toonta oo Yareysa Khatarta 3 Cudur oo Halis Ah

Daraasad cusub oo ay sameysay Jaamacadda Nottingham ayaa daaha ka rogtay in isticmaalka toonta ay kaalin ka qaadato ka hortagga iyo yareynta khatarta cudurrada...

Bidaarta Oo Daawo Cusub Loo Helay

Koox cilmi-baarayaal ah ayaa waxey gaareen daahrog cusub oo daawo u noqon kara “bidaarta” iyadoo la adeegsanayo dawo aasaaskeeda hore loo isticmaalo osteoporosis-ka lafa...

3 Talo Oo Ku Aaddan Ilaalinta Caafimaadka Indhaha

Dad badan ayaa waxey la dhibaatoonayaa cudurrada dhanka indhaha ah, nimaadka cunnadooda oo khaldan awgeed, arrintaas oo marka ay sii korortana gaarta in araggu...

Wax Ka Ogow Faa’idooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Qaraha

Qaruhu waxa uu ka mid yahay fruitka inoo soo go’a xilliga xagaaga ah, waxaa lagu yaqaannaa dhadhan wanaagsan iyo midab qurxoon, sidaa darteed dadka...

Caruur Ugu Geeriyootay Cudurka Jadeecada Sh/Dhexe

Inta la xaqiijiyay saddex caruur ah ayaa ugu geeriyootay cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Raage-ceyle ee gobolka Sh/dhexe, waxaana ay wararka sheegayaan in...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
6,220SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Madaxweyne Trump oo ka laabtay hadal uu ka hor yiri madaxweynaha Ruush-ka

Arbaco, July, 18, 2018 (RBB) – Madaxweyne dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu garawaaqsaday isla markaana ogolaaday baaritaankii Laamaha Sirdoonka Maraykanku ku...

Dulimaadkii ugu horeeyay oo maanta isaga kala gooshay magaalooyinka Asmara iyo Addis Ababa

Arbaco, July, 18, 2018 (RBB)- Magaalada Addis Ababa waxaa maanta ka anbabaxa dulimaadkii ugu horeeyay ee ku sii jeeda magaalada Asmara ee dalka Eritre...

Soomaali lagu xir xiray dalka Masar

Arbaco, July, 18, 2018 (RBB) - Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in tiro dad Soomaali ah xalay laamaha Amniga dalkaa ka qab...