Thursday, August 16, 2018

Global Peace Index shows world is becoming less peaceful

The 2018 Global Peace Index report has revealed that the world is less peaceful now than at any time in the last decade as...

Is-barbar dhigga Sawirrada ‘Sheekada Hore iyo Dib ee qabsatay baraha bulshada

Arbaco, June, 06, 2018 (RBB)– 'Mar kasta oo aad booqato ama furto mid ka mid ah baraha ay bulshada kuwada xiriirto gaar ahaan Facebook-ga...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha QM u qaabilsan arrimaha siyaasadda

Khamiis, June, 07, 2018 (RBB)-'Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...

Sharikado dayuuradeed oo ka hawlgala Soomaaliya oo ay dawladda Kenya kala noqtay ruqsadii duulimaadka.

Jimco, Juun 08, 2018 (RBB) - Waaxda duulista hawada ee dalka Kenya ayaa ruqsadii duulimaadka kala noqotay dhawr sharikadood oo ka dhex-duulo dalka Soomaaliya...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo shaqadii ka eryay taliye-yaashii ciidamada

Jimco, June, 08, 2018 (RBB)- Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa Khamiistii xil ka qaadis ku sameeyay taliye-yaashii militariga iyo sirdoonka dalkaasi, isagoo kuwo...

Qaramada Midoobey oo sheegtay in khatar ay ku jirto midnimada siyaasada Soomaaliya

Jimco, June, 08, 2018 (RBB)- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digey cadaadis ugaga imanaya gudaha iyo dibbada midnimada dalka Soomaaliya waxana uu...

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in la joojiyo colaada gobolka Sool

Jimco, June, 08, 2018 (RBB)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in  nabad waarta oo laga gaaro colaadda iyo degenaanshaha ay muhiim u  tahay Soomaaliya oo wajaheysa...

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada sare oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka cadaaaladda iyo...

Madaxweyne Bashaar Xaafid Al-asad Oo Booqan Doona Waqooyiga Kuurya.

MOGADISHO,(RBB) ' Madaxweyne Bashaar Xaafid Al-asad ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu booqdo Hoggamaiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un. “Waxaan u socdaa inaan booqdo dalka Waqooyiga Kuurya...

Sida Baydhabo Loogu Soo Dhaweeyey Madaxda Dowlad Goboleedyada

MOGADISHO,(RBB) 'Magalada Baydhabo ee Xarunat gobolka Baay waxaa Maanta gaarey dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jora si ay uga qeyb galaan shirka Amniga...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
6,423SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Saraakiil Ciidan iyo Agaasimaha Madaxtooyada

Thursday August 16, 2018  “Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka laga qaaday...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Jabuuti

Thursday August 16, 2018  “Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Wafdiga...

President Farmajo announces major security reshuffle

Thursday August 16, 2018  "Mogadishu (RBB) - President Farmajo has announced a major shake-up to the security sector on Thursday with changes made to...