Barnaamij Gaar ah Todobaadka Xuriyadda Qebtii 2AAD Waxaana Soo Jeedinaya Nasiib & Maandeeq

Barnaamij Gaar ah Todobaadka Xuriyadda Qebtii 2AAD Waxaana Si Wadajir ah usoo jeedinaya Xasan Nasiib Maxamed & Maandeeq Aweys Maxamed 2-Luulyo 2019

War-murtiyeed laga Soo Saaray Kulanka Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug.

Jimco, RBB News - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii...

Taliska Boliiska Soomaaliya Oo ka hadlay dil ay Ciidanka AMISOM Ka geysteen Duleedka Muqdisho

Jimco, RBB News - Taliyaha qeybta nabad gelyada Waddooyinka ee Soomaaliya, Janaraal; Maxamed Yuusuf Cumar (Ma daale), oo shir jiraa'iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay Gacanta ku hayaan Kiiska shilkii dhowaan...

Shirka dhammeystirka maamulka Hawada Somaliya oo lagu soo gaba-gabeeyay Dalka Itoobiya

Jimco, RBB News - Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Banadir 103.4Mhz 24-6-2019

Isniin 24 june 2019 (RBB News) – Warka Duhur waxa soo jeedinaya Cabdifitaax Xuseen Kuwaatare  &  Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamuud Wadani.   Halkaan ka dhageeyso warka:

Sawiro:- Duqa Muqdisho Oo Dhagax-dhigay Waddo Laami ah Oo isku xirta Jidadka Soddon-ka iyo...

Axad RBB News- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa dhagax-dhigay waddo Laami ah oo laga hirgelinayo isgoyska Cali Kamiin iyo Ifka Xalane oo isku xira jidadka 30ka iyo...

Putland Oo Xirtay Rag Gaalkacyo Kaga Dhawaaqay Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka.

Axad RBB News- Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Maamulka Puntland ayaa Magaalada Gaalkacyo waxay ku qabteen Saddex ruux uu ku jiro Sheekh Caan ah oo kamid ahaa...

Bandhiga wax soo saarka Dalka oo lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Muqdisho

Arbaco, RBB News - Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Bandhigga wax soo saarka Dalka, waxaana intii uu socday looga dooday caqabadaha ku hor gudban, fursadaha horyaalla iyo sida loo xoojin karo shirkadaha ka...

Dhageysiga Dacwada Weriye Coldoon Oo Ka bilaabatay Hargeysa

Wararka Ka imaanaya Magaalada Hargeysa Ee Maamulka Soomaliland ayaa sheegaya in Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee Magalada Hargeysa ay Maanta ka bilaabatay dhageysga dacwada loo heysto Wariye Cabdi Maalik Sheekh Muuse Coldoon. Kol hore ayaa Xeer...

Dowlada Ugandha Oo war Kasoo Saartay Qorshaha Lagu dhimayo Ciidankeeda Ka Jooga Soomaaliya

Dowlada Ugandha Ayaa war kasoo Saartay Isku day ay sheegtay in la qorshenayo taas oo ah dhimista Ciidamada Amison Kaga Jiro Ee Joogo Ee Soomliya. Afhayeenka Milliteriga Uganda, Richard Karemire Oo Wareysi uu siiyey Wakaalladda...

Latest article

Xukuumada Somaliya Oo Ka Hadashay Adeegyada Udiyaarsan Xujeyda Soamalida.

Arbaco RBB News:- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaacisay in sanadkaan wasaaraddu ay aad u hibisay adeegyada ay helayaan xujeyda Soomaaliyeed ee soo...

Hoggaanka sare ee Midowga Yurub oo markii ugu horeysay haweeney loo dhiibay

Arbaco RBB News:- Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado,16 july 2019 (RBB News):- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye C/rashiid Ibrahim Cali, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA...