Ciyaarahii Todobaadka Soomaalida ee Minnesota oo shalay ku soo gabagaboobay Jaamacada...

Axad, July, 08, 2018 (RBB)-Ciyaarahii Todabaadka Soomaalida ee Minnesota ka socday ayaa shalay lagu soo gabgabeeyay magaalada St Paul, iyadoo ciyaarahaan  ay ka qaybgaleen 24...

Xulalka Brazil iyo Switzerland oo wareegga 16ka u soo gudbay

Xulalka dalalka Brazil iyo Switzerland ayaa u soo gudbay wareegga 16-ka iyagoo ka mid ahaa wadamada ku jirey Guruubka E waxaan guruubkan ku haray...

Jarmalka oo ka haray koobka adduunka

Cayaar aad xiiso u lahayd oo goor dhow dhamaatay ayuu xulka Jarmalka kaga haray koobka adduunka ee ka socda Ruushka. Kooxda Jarmalka oo lagu waday...

Goolhayaha reer Masar oo taariikhda galay

Essam al Xadary ayaa noqonaya gool-hayihii ugu da’da waynaa ee soo mara Koobka Adduunka abid. Gool-hayan ayaa u dhashay kooxda Masar, wuxuuna galabta ka qaybgalaya...

Xulalka Ay Ku Aadi Doonto Xulka England Haday Ku Dhameysato Kaalin...

Three Lions  ayaan usoo bixin wareega  knockout tan iyo 2006, laakiin Harry Kane oo dhimbil dab ah iyo Gareth Southgate oo hogaamiye kalsooni leh,...

England oo xasuuqday Xulka Panama, Harry Kane Oo Sedexley Dhaliyay Iyo...

Harry Kane ayaa noqday ciyaaryahankii sedexaaad oo sedexleey u dhaliyay xulka England koobka aduunka. England waligeeda may dhalinin wax ka badan afar gool hal kulan...

Ronaldo’s goal helps Portugal knock Morocco out of World Cup 2018

Cristiano Ronaldo powered home a fourth-minute header to give Portugal a 1-0 World Cup victory over Morocco that took them top of Group B and meant the...

Russia oo usoo baxday Wareega Bug baxda ee Koobka adduunka iyadoo...

( Russia ) 19 Juunyo 2018. Xulka Martigalinaya koobka adduunka ayaa gaaray wareega bug baxda kamid markii ay si sahlan guul kaga gaareen Egypt cayaar...

Yaa loo doortay xiddigii garoonka kulankii Russia vs Masar?

(Moscow) 19 Juunyo 2018 Xulka qaranka Russia ayaa guul muhiim ah ka gaaray caawa xulka qaranka Masar, waxayna ugu awood sheegteen 3-1. Xulka qaranka Ruushka ayaa...

Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa goolhaye Bernd Leno

(London) 19 Juunyo 2018 Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday goor dhaw inay dhamaystirtay saxiixa goolhayihii kooxda Bayer Leverkusen ee Bernd Leno. Bernd Leno ayaa maanta...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Sadaam Yuusuf Socdaal,  Farsamadu, Waa Raxma Aadam Ibraahim   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-  

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maxamed Cumar Maxamud, iyo Maandeeq Aweys Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma   HALKAN KA...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu, Waa Raxma   HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-