CODEYNTII Ballon d’Or oo Messi iyo Maxamed Saalax dartood loo joojiyay….(SABABTA?)

(Europe) 11 Okt 2018. (RBB SPORT) – Waxaa dhawaan la soo saaray 30-ka Musharax ee ku tartamaya sanadkan abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee...

Labiska Arsenal ay ku ciyaarayso xiliciyaareedka dambe oo si qarsoodi ah...

Labiska kooxda Arsenal ay ku ciyaarayso xiliciyaareedka dambe ayaa si qarsoodi ah loo shaaciyay. Labiska lagu faafiyay baraha bulshada ayaa ah kaliya mid Arsenal ay...

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo furmay

(Muqdisho) 25 Agoosto 2018.(RBB NEWS)  Waxaa shalay si rasmi ah garoonka Banaadir uga furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, waxaana xaflada furitaanka...

Boondheere iyo Howl-Wadaag oo Ismari waayay

Muqdisho (RBB NEWS) – Degmooyinka Howl-wadaag iyo Boondheere ayaa barbaro 1-1  ku kala tagay kulan ciyaareed ka dhacay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Labada koox oo...

Arsenal oo guul ka gaartay Real Madrid

Thursday September 9, 2018 (RBB NEWS) – Goolhaye Jens Lehmann ayaa goolka guusha u dhaliyay kooxda helyeeyada Arsenal oo ku garaacday halyeeyada Real Madrid ciyaar...

Cristiano Ronaldo oo shir jaraa’id uga hadlay ciyaarta adag ee caawa

23/10/2018 (RBB NEWS) – Laacibka xulka qaranka Bortaqiiska iyo kooxda Juventus ayaa dareenkiisa ku aaddan kulanka xiisaha badan ee caawa ay kooxdiisa la yeelaneyso naadigiisi...

Waa kuma Saddexda Saxiix Ee Kooxdooda Liverpool Xili Ciyaareedkan Ugu Fiicnaa?

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa codbixin ku go’aamiyay saddexda saxiix ee kooxdooda Reds ugu fiicnaa xili ciyaareedkan waxayna sidoo kale go’aamiyeen ciyaartoyda ay inta ugu...

Liverpool oo Qabatay Hogaanka Premier League Markii ay Guul ka gaareen...

( Premier League ) 25 Agoosto 2018.(RBB NEWS) -  Gool uu dhaliyay Mohamed Salah ayaa kaga filnaaday Liverpool inay 1-0 ku garaacaan naadiga Brighton cayaar...

Mo Farah Oo Ku Guulaystay Maaraatoonka Chicago Oo Ah kiisii Ugu...

10 Okt 2018.(RBB SPORT) – Orodyahanka reer Britain, Mo Farah, ayaa ku guulaystay maaratoonkiisii ugu horreeyey, waana tartankiisii seddexaad ee uu uga qayb galo Chicago. 35...

Boondheere iyo Howl-Wadaag oo usoo gudbay wareegga 8-da tartanka...

Muqdisho (RBB NEWS) –Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir  kadib markii ay guulo ka gaareen degmooyinka...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco {RBB News}:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Feysal Bile Cali iyo Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN...

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco {RBB News}:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Maryama Ladane Xussen, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis {RBB News}:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednayo Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-